-
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Caafimaadka JSL Oo Kooto Ugu Xidhay Xarun Caafimaad Oo Uu Leeyahay Dawooyin Iibkooda Laga Mamnuucay Dalka
Wasaaradda harumarinta caafimaadka Somaliland ayaa dhawaan mamnuucday in goobaha caafimaadka ee gaarka loo leeyahay lagu iibiyo dawada qaaxada oo iibkeeda loo arkay khatar bulshada waxyeelayn karta.
Xarunta caafimaad ka ee Xerg...
Wednesday, September 4, 2019
-
Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Balanqaad U Sameeyey Ciidamada Wadanka Congo
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa ballan qaaday inuu taageero joogto ah uu fidin doono ciidammada dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo si meesha looga saaro maleeshiyaadka dagaalka ka wado halkaas.
...
Wednesday, September 4, 2019
-
Soomaaliya Oo Guddida Amniga Ee Afrika U Cadaysay Halka Ay Ka Taagan Tahay Dacwada Bada Ee Ay Ka Gudbisay Kenya.
Dacwadii bada ee u dhaxaysay wadamada Soomaaliya iyo Kenya ayaa wakhtigii go’aanka ay ka gaadhi lahayd maxkamada cadaalada aduunka waxa uu haatan noqday mid aad u soo dhaw.
Dawlada Kenya ayaa sii kordhisay dedaalada ay ku doo...
Wednesday, September 4, 2019
-
Fifa Oo Shaacisay Magacyada Sadex Ciyaartoy Oo Ku Tartamaya Abaal Marinta Sanadka Ee The Best
Xidhiidhka kubada cagta aduunka ee Fifa ayaa shaaciyey magacyada sadex ciyaartoy oo iskugu soo hadhay abaal marinta xidiga ugu wanaagsan sanadka ee the Best.
Fifa ayaa sheegtay in difaacyahanka kooxda Liverpool ee Virgil Van Di...
Wednesday, September 4, 2019
-
Soomaaliya Oo Diyaarinaysa Masuuliyiinta Goob Joog Uga Noqonaya Dacwada Bada Oo Bilaabmaysa Todobaadka Dambe.
Dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa si weyn ugu diyaar garoobaysa fadhiyada ay maxkamada cadaalada aduunka ee ICJ ka yeelanayso dacwada bada ee u dhaxaysa wadamada Kenya.
Maxkamada caalamiga ah ee ICJ ayaa fadhi ka yeela...
Wednesday, September 4, 2019
-
Gudoomiye Ciro Oo Maanta Dalka Ku Soo Laabtey
Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro oo muddo laba todobaad ah dalka kaga maqnaa safar dibada ah ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtey
Soo laabashada gudoomiyaha ayaa waxaa ay ku so...
Tuesday, September 3, 2019
-
Rouhani: Wada-Hadal La Geli Mayno Mareykanka
Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa maanta sheegay in dalkiisa uusan wada-hadallo laba dhinac ah la yeelan doonin Mareykanka.
Isaga oo ka hadlayey baarlamanka, ayuu Rouhani sheegay in habka kaliya ee wada-hadallo ay ku dhici k...
Tuesday, September 3, 2019
-
Wararkii U Dambeeyay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Xoogan oo Maanta Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Somaliya
Wararkii U Dambeeyay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Xoogan oo Maanta Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Somaliya
https://youtu.be/1db98pcCcRw...
Monday, September 2, 2019
-
Shirkii Golaha Wasiiradda Xukuumadda Somaliland oo War Cusub Laga Soo Saaray iyo Nuxurka uu Daaranyahay
Shirkii Golaha Wasiiradda Xukuumadda Somaliland oo War Cusub Laga Soo Saaray iyo Nuxurka uu Daaranyahay
https://youtu.be/SJ3D_hfj3Yg...
Monday, September 2, 2019
-
Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Cabdilaahi Abokor oo Ka Cawday Barnaamij Telefishanka Horn Cable Sii Daayay
Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Cabdilaahi Abokor oo Ka Cawday Barnaamij Telefishanka Horn Cable Sii Daayay
https://youtu.be/Hgq6c57Ypls...
Monday, September 2, 2019
« Previous Page — Next Page »