-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Difaacay Xarunta Dhaqan Biiska Hargeysa
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dhaliilaha loo jeediyo xarunta dhaqanka ee Hargeysa.
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayey munaasibad arday loogu qabtay magaalada Hargey...
Friday, September 6, 2019
-
Erdogan oo digniin culus u diray Yurub
Dowladda Turkiga ayaa digniin u jeedisay Yurub, iyadoo u sheegeysa in haddii dalabkeeda la fulin waayo ay qaadi doonto tallaabo culeys weyn u keeneysa Yurub.
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa ku gooddiyay in waddankiisa uu d...
Friday, September 6, 2019
-
War-degdega Daawo,Dab ka kacay Wiish ay leedahay Shirkada DP World Dekeda Berbera + Khasaaraha
War-degdega Daawo,Dab ka kacay Wiish ay leedahay Shirkada DP World Dekeda Berbera + Khasaaraha
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, September 6, 2019
-
Madaxwaynihii Hore ee Wadanka Zembabwe Robert Mugabe oo Geeriyooday
Robert Mugabe, wuxuu ahaa 95 sano jir, wuxuuna xilka wareejiyay sannad ka hor.
Wuxuu u dhintay xannuun muddo hayay, sida ay qoyskiisa BBC u xaqiijiyeen.
Mr Mugabe waxaa xilka looga qaaday afgembi militari bishii November ee ...
Friday, September 6, 2019
-
Madaxwayne Biixi oo Booqday Goobo Ay Kamid Tahay Xarunta Tareenadda Jabuuti Iyo Meelo Kale oo Ka Tirsan Dalkaas
Madaxwayne Biixi oo Booqday Goobo Ay Kamid Tahay Xarunta Tareenadda Jabuuti Iyo Meelo Kale oo Ka Tirsan Dalkaas
https://youtu.be/-GvUoTvDiaY...
Thursday, September 5, 2019
-
Xukuumadda oo Shaacisay Shidaal ay Dalka Keenayso Nooca uu Yahay Iyo Fariinta Ku Socota Ganacsatadda
Xukuumadda somaliland ayaa shaacisay in ay iyagu dalka keeni doonaan markii ugu horaysay shidaalka kaasi oo ay keeni jireen ganacsato.
Mareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Xasan Axmed Ambasi Ayaa sheegay in dhamaan ganacsatadd...
Thursday, September 5, 2019
-
Daawo:Haweenay Tafaasiil ka bixisay Muqaal Barnaamij Dumar qayilaaya oo Warbaahinta Hargeysa oo ay tebisay
Daawo:Haweenay Tafaasiil ka bixisay Muqaal Barnaamij Dumar qayilaaya oo Warbaahinta Hargeysa oo ay tebisay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Thursday, September 5, 2019
-
Maayarka Burco oo Amaro Culus Dul Dhigay Hudheelka Warsan Ee Sameeya Cuntooyinka Itoobiyaanka
Maayarka Magaaladda Burco Maxamed yuusuf muraad ayaa amaro dul dhigay hudheelka Laga Cunteeyo oo ku yaala magaaladda burco ee xarunta gobolka Togdheer.
Maayarka oo warqad uu ku amarayo maamulka Hudheelka burco ee warsan kaasi o...
Thursday, September 5, 2019
-
Madaxwayne Biixi oo Saxaafadda Kula Hadlay Jabuuti Kana Waramay Socdaalkiisa Dalkaas iyo Arrimo Kale
Madaxwayne Biixi oo Saxaafadda Kula Hadlay Jabuuti Kana Waramay Socdaalkiisa Dalkaas iyo Arrimo Kale
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, September 4, 2019
-
Abwaan Yuusuf Shaacir oo Markale Ka Hadlay Dhaqan Xumadda Ka Socota Xarunta Dhaqanka Hargeysa
Abwaan Yuusuf Shaacir oo Markale Ka Hadlay Dhaqan Xumadda Ka Socota Xarunta Dhaqanka Hargeysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, September 4, 2019
« Previous Page — Next Page »