-
Ciidanka Badda Somaliland Oo Hakiyay Markabkii Jabuuti ee Xadhiga Internetka Xambaarsanaa
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland, ayaa howlgal socday in ka badan 48 saacadood oo ay ka sameeyeen Xeebaha galbeedka iyo Waqooyiga kaga hortegay Markab jiidayey xadhig nooca Isgaadhsiinta xambaara oo laga leeyahay Dalka Djibout...
Sunday, January 26, 2020
-
Xisbiga Waddani oo Ka Jawaabay Hadalo Wasiiro Xukuumadda Ka Tirsani Kula Dul Dhaceen Warbaahinta Madaxa Banaan
Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee xisbiga WADDANI Mudane Saleebaan Ducaale X Jaamac ayaa ka jawaabay hadalladii wasiirrada Warfaafinta iyo Arrimaha Guduhu ku eedeeyeen suxufiyiinta iyo telefishannada Somaliland waxaanu ugu baaqay in...
Sunday, January 26, 2020
-
Somaliland Oo Diiwaan Gelinaysa Qaaxoontiga Dalka Degan
Somaliland Oo Diiwaan Gelinaysa Qaaxoontiga Dalka Degan
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, January 26, 2020
-
Guddida Dhexdhexaadinta Oo Ka Hadlay Lacag La Sheegay In Ay Komishanka U Ururinayaan
Guddida Dhexdhexaadinta Oo Ka Hadlay Lacag La Sheegay In Ay Komishanka U Ururinayaan
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, January 26, 2020
-
Saudi Arabia Oo Hakinaysa Dhaqaalaha ay Ku Bixiso Dhismeyaasha Masaajiidada Calaamka
Saudi Arabia Oo Hakinaysa Dhaqaalaha ay Ku Bixiso Dhismeyaasha Masaajiidada Calaamka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, January 26, 2020
-
Xadhiggayagu Uma Socdo Somaliland “Wasiirka Isgaadhsiinta Jabuuti”
Xadhiggayagu Uma Socdo Somaliland "Wasiirka Isgaadhsiinta Jabuuti"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, January 25, 2020
-
Somaliland Oo Celisay Markab Djabouti Ka Soo Xambaaray Xadhko Internet
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay dib u celisay markab ka soo shiraaqday dekeda Ku Taala Magaaladda Jabouti, kaas oo ay sheegtay in uu siday xadhiga internetka xambaara ee Dare1 oo dhawaan lagaga dhawaaqay Magaaladda Jabou...
Saturday, January 25, 2020
-
Madaxwaynaha Jabuuti oo Wasiir U Soo Diray Muuse Biixi
Wasiirka arrimaha gudaha Djibouti Muumin Axmed Sheekh iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay maanta socdaal ku yimaadaan magaalada Hargeysa. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala.
Wasiirka arrimaha gu...
Saturday, January 25, 2020
-
Daawo Hadaladii Madaxwayne Biixi Xabsiga Ku Gali Karayay ee Ku Odhan Jiray Madaxdii Ka Horaysay
Daawo Hadaladii Madaxwayne Biixi Xabsiga Ku Gali Karayay ee Ku Odhan Jiray Madaxdii Ka Horaysay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, January 25, 2020
-
“jabuuti somaliland waxa ay u haysataa cali sabiix”Barkhad jamac batuun
“jabuuti somaliland waxa ay u haysataa cali sabiix”Barkhad jamac batuun
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, January 25, 2020
« Previous Page — Next Page »