Home
About Us
wararka
Sports
Suugaanta
Tacsi
tahniyad
Isha Ku Hay
Contact us
wararka
Jabuuti Dadka uu Soo Ritay Cudurka Covid 19 oo Sii Kordhaysa
Jabuuti Dadka uu Soo Ritay Cudurka Covid 19 oo Sii Kordhaysa https://youtu.be/xs2YBUPjZGA...
Wednesday, April 15, 2020
Xukuumadda Somaliland oo Ka Jawaabtay Hadalo Kasoo Yeedhay Dawladda Somaliya
Xukuumadda Somaliland oo Ka Jawaabtay Hadalo Kasoo Yeedhay Dawladda Somaliya https://youtu.be/elUP1jxFR4o...
Tuesday, April 14, 2020
Madaxwayne Ficiladaada Iyo Hadaladaadu Ha Is Yeeshaan “Suldaanka Guud ee Beesha Gobolka Maroodijeex “
Madaxwayne Ficiladaada Iyo Hadaladaadu Ha Is Yeeshaan "Suldaanka Guud ee Beesha Gobolka Maroodijeex " https://youtu.be/USzIxU5l2gE...
Tuesday, April 14, 2020
Somaliland Oo Shaacisay Tirada Dadka Uu Ku Dhici Karo Xanuunka Covid-19 Iyo Xadiga Lacag Ay U Baahan Tahay
Hargeysa(BGM):-Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa soo saartay qorshe qaran oo loogu magac daray "Qorshaha Heer Qaran ee U Diyaar Garawga iyo Ka Jawaabista Covid 19” oo loogu talo galay in qaranku ku shaqeeyo mudd...
Monday, April 13, 2020
Xukuumada Kornayl Muuse Biixi Oo Ka Murugaysan Heerka Uu Xanuunka Covid-19 Marayo Somaliland
Hargeysa(BGM):-Xukuumadda Somaliland ayaa xaqiijisay in Cudurka Halista ah ee dhibaatada badan dunida ku haya wakhtigan ee Koroona Faras uu dalka ku jiro walaac weyna ay arrintaasi ka qabaan iyada oo dhinaca kale sheegtay in ay ji...
Monday, April 13, 2020
“Somaliland Waxaan Ku Nacay Caddaalad Yaraanta” Mujaahid Cali Guray.
Hargaysa (BGM) Mujaahid Cali Guray oo kamid ah Mujaahidiintii usoo dagaalamay Somaliland ayaa sheegay in cida dhibta kuhaysa Somaliland aanay ahayn Salaadiinta ee ay yihiin qolyaha uu ku tilmaamay doorasho diidka oo uu ku macneeya...
Monday, April 13, 2020
Waa Kuwee Shaqaalaha Ka Hawl Gala Madaarka Hargeysa Ee Ay Dawladda Soomaaliya Ka Joojisay Lacago Ay Siin Jirtay
Hargeysa(BGM):-Qaar Ka Mida Warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa shalay Baahiyay warar ay ku sheegeen in Dawladda Soomaaliya ay Lacago ka joojisay shaqaale ay sheegeen in ay hore uga hawl gali jireen Madaarka Caasimadda Somaliland ...
Monday, April 13, 2020
Suldaan Xasana Sul Cabdilaahi Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Kornayl Muuse Biixi
Hargeysa(BGM):-Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxaman ayaa ka jawaabay hanjabaad dhawaan uga timid Dhinaca Madaweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi taasi oo uu Madaxweynu...
Monday, April 13, 2020
War Deg Deg Ah: Somaliland Oo Xaqiijisay In 3 Qof Oo Cusub Laga Helay Coronavirus.
Hargaysa (BGM) Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa saaka shaacisay in saddex qof oo cusub laga culay cudurka saf marka ah ee Coronavirus. Saddexdan qof ayaa kala sida wasaaradu sheegtay qof Boorama joogo iyo laba Ha...
Monday, April 13, 2020
Midnimo Somaliyeed Waxay Ku Xidhantahay Jabuuti Iyo Jigjiga “Faysal Cali Waraabe “
Midnimo Somaliyeed Waxay Ku Xidhantahay Jabuuti Iyo Jigjiga "Faysal Cali Waraabe " https://youtu.be/3RFxOsyII8w...
Sunday, April 12, 2020
« Previous Page
—
Next Page »