-
Somaliland oo Ka Hadashay Doorashooyinka Dawladda Federaalka Somaliya
Somaliland oo Ka Hadashay Doorashooyinka Dawladda Federaalka Somaliya
https://youtu.be/70SyPEj2PyQ...
Monday, September 21, 2020
-
Wasiiradda Beesha Bariga Burco oo Ku Fashilmay Taageero ay Xukuumadda Uga Raadiyeen Beeshooda
Masuuliyiinta Beesha Habar Jeclo Ugu Jira Xukuumadda Madaxwayne Biixi ayaa todobaadadii ugu dambeeyay ku mashquulsanaa sidii ay Beeshooda uga heli lahaayeen taageero ay U muujiso Xukuumadda Madaxwayne Biixi Iyo Xisbiga Kulmiye iya...
Monday, September 21, 2020
-
Daawo Barnaamij Laga Diyaariyay Cida Lagu Wareejiyay Haamihii Shiidaalka Berbera
Daawo Barnaamij Laga Diyaariyay Cida Lagu Wareejiyay Haamihii Shiidaalka Berbera
https://youtu.be/sSsL2lyhp7U...
Sunday, September 20, 2020
-
Madaxwayne Biixi oo Caddeeyay Mawqifkiisa Hirdanka Saylici Iyo Saajin
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa u caddeeyey mowqifkiisa ku aaddan loollanka adag ee u dhaxeeya Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wasiirka Ganacsiga Maxamuud Xa...
Sunday, September 20, 2020
-
Wasiir Saajin Oo Bilaabay Kulamo Cod Raadin Ah
Ilo-wareedyo xog-ogaal ah ayaa Wargeyska Geeska Afrika u sheegay in Wasiir Saajin uu Ergooyinka uu la kulmay uu ka dalbaday in Marka la gaadho Shirweynaha Xisbiga ee bisha dambe ay codkooda siiyaan, si uu ugu guulaysto Jagada Gudd...
Saturday, September 19, 2020
-
Beesha Bariga Burco oo Shir La Iskugu Yeedhay
Beesha Bariga Burco oo Shir La Iskugu Yeedhay
https://youtu.be/zR3Tc8Ek_Z8...
Friday, September 18, 2020
-
Wasiirka H. Maaliyadda JSL Oo Tababar Mihiim Ah U Furay 80 Qasneji Oo Ka Tirsan Waaxda Cashuuraha Berriga
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda JSL Dr Sacad Cali Shire ayaa maanta Tababar Mihiim Ah U Furay 80 Qasneji Oo Ka Tirsan Waaxda Cashuuraha Berriga, Kuwaas oo 60 ka mid ahi Dumar yihiin, isla markaana ka kala yimid Gobolada...
Thursday, September 17, 2020
-
Madaxwayne Farmaajo oo Magacaabay Raysal Wasaare Cusub
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si waafaqsan qodobka 90-aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah waxa uu magacaabay Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaddib mar...
Thursday, September 17, 2020
-
Shirka Beelaha Muuse Abokor oo Ka Furmay Deegaanka Barwaaqo
Shirka Beelaha Muuse Abokor Axmed) oo kamida Beelaha (ARAB) ayaa ka furmay magaaladda Barwaaqo ee Dawlad Deegaanka Somalida Shirkan oo Beeshu Ku Ducaysanayso Waxna iskaga Waydiinayso Masiirkeeda Ayaa Socon Doona Maalmaha Soo Socda...
Thursday, September 17, 2020
-
Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Khilaafka Saylici Iyo Saajin
Xoghayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga Waddani ayaa Maanta Ka Hadlay Khilaafka Xaasaasiga ah ee Ka Dhex Aloosan Madaxwayne Ku Xigeenka Iyo Wasiirka Ganacsiga waxaanuu sheegay in hadalkii wasiirka ganacsiga kasoo yeedhay maalintii shala...
Thursday, September 17, 2020
« Previous Page — Next Page »