|
wararka
-
Akhriso: Qodobada Ugu Muhiimsan ee ay Ku Heshiiyeen Maamul Goboleedka Galmudug iyo Ururka Ahlu Sunna
Heshiiskan oo noqonaya kii ugu horeeyay ee noociisa ah ayaa waxaa u saxiixay labada dhinac madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf halka dhinaca Ahlu Sunna uu u saxiixay hogaamiyahooda Sheekh Maxamed Shaakir Cali ...
Wednesday, December 6, 2017
-
Hanti Dhawraha Guud Oo joojiyay Cashuur Dhaafkii Kana Hadlay Talaabooyin Laga Qaadi Doono Masuuliyiinta Iibiyay Hantida Dawladda.
Hanti Dhawraha Guud oo joojiyay Cashuur Dhaafkii Kana Hadlay Talaabooyin Laga Qaadi Doono Masuuliyiinta Iibiyay Hantida Dawladda.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, December 6, 2017
-
Gudida Guud ee Beelaha Garxajis oo Hargeysa kaga dhawaaqey Shir,Wuxuu daaran yahay,Liiska Gudida qabanqaabada & Baaq ay u direen..
Gudida Guud ee Beelaha Garxajis oo Hargeysa kaga dhawaaqey Shir,Wuxuu daaran yahay,Liiska Gudida qabanqaabada & Baaq ay u direen..
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, December 6, 2017
-
Maxkamada Sare Ee Maraykanka Oo Taageertay Goaankii Madaxweyne Trump Ee Xayiraada Socdaalka
Maxkamadda sare ee dalkan Maraykanka ayaa ku dhawaaqaday go’aan guul u ah madaxweyne Trump.
Maxkamadda sare ee maraykanka ayaa go’aan ku gaartay in uu sharci yahay go’aankii xayiraada dhinaca socdaalka ee uu madaxweyne Tr...
Wednesday, December 6, 2017
-
Muuse Biixi oo Guddidii Ugu Horaysay ee uu Magacaabo Gudoomiye Uga Dhigay Masuul Beeshiisa ah.
Madaxweynaha la doortay ee jamhuuriyada somaliland ayaa goor dhawayd magacaabay guddi qaabilsanaan doonta xil wareejinta madaxtinimada dalka.
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay inuu gu...
Wednesday, December 6, 2017
-
Cali Khaliif oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Saleebaan Gaal Iyo Waano uu Hawadda U Mariyay.
Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh ayaa jawaabay hadal ka soo yeedhay gudoomiyaha golaha guurtida somaliland kaas oo ku saabsanaa in heshiiskii dhex maray maamulka Khaatumo iyo xukuumada somaliland la horkeeno golayaasha baarlamaanka....
Wednesday, December 6, 2017
-
Reer Laascaanood oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Ku Aadan Heshiiskii Somaliland Iyo Khaatumo (Daawo)
Reer Laascaanood oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Ku Aadan Heshiiskii Somaliland Iyo Khaatumo
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, December 5, 2017
-
Madaxwayne Erdogan oo Ku Goodiyay Inuu Xidhiidhka U Jari Doono Israel Hadii Maraykanku Caasimadda Israel U Aqoonsado Qudus.
Madaxweynaha Turkiga ayaa ka digay in dalkiisu uu xiriirka u jari doono Israa'iil haddii Mareykanku uu u aqoonsado Qudus inay tahay caasimadda Israa'iil.
Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in tallaabdaasi ay Muslimiinta dunida u...
Tuesday, December 5, 2017
-
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiiladda oo Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland Ugu Baaqay Inuu Dabo Gal Ku Sameeyo Hantida Qaranka ee Sida Ba’an Loo Boobay
Xildhibaan Xasan Muuse Hufane, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa sheegay in todobadii sanno iyo badhkii uu Madaxweynaha dalka ka ahaa Madaxweyne Siillaanyo, in aanu dalka ka jirin nidaam dawladeed, isla markaana ha...
Tuesday, December 5, 2017
-
Maayarka Magaalada Berbera Oo Ka Jawaabay Eedaymo Loo Soo Jeediyey Iyo Cabasho Kasoo Yeedhay Dad Shacab Ah
Maayarka magaalada Berbera ayaa maanta ka jawaabay eedaymo loo soo jeediyey oo ku saabsan dhul ay leeyihin dad shacab ah oo la sheegay inay dawlada hoose ka qaaday,
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, December 5, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|