-
Daawo Madaxwayne Muuse Biixi oo xafiiska ku qaabilay Askari hore xukun milatari ugu xukumi jiray Dalka Nigeria.
Hargeysa(Baligubadlemedia)Madaxweynaha Somaliland ayaa Qaabiley Madaxweynihii Hore Ee Dalka Neyjeeriya, Mr Olusegun Obasanjo Oo ahaa askari kuddo dalkiisa xukun milatari ku xukumayay,kaasi oo la sheegay inuu booqasho uu ku yimid s...
Sunday, May 5, 2019
-
Daawo Kooxda Xidigaha Geeska oo xadhiga ka jaray Ganacsi ay furatay Fanaanada Asma Love.
Hargeysa(Baligubadlemedia)Kooxda Xidigaha Geeska ayaa xadhiga ka jaray meherad cusub oo ay furatay fanaanada kooxda ka tirsan ee asma love oo hada dhinaca ganacsi u baydhay,waxaana xadhiga ka jaray abwaan xasan dhuxul laabsalax.
...
Saturday, May 4, 2019
-
Xafladii Toronto ee 18 May iyo Fanaaniinta Qaboojiya, Sahra Mooge iyo Iskilaaji DAAWO
...
Saturday, May 19, 2018
-
Jacaylku gabadha dhiirrani ayuu ku abuuraa. Qalinkii: sadam osman kaabash.
Ninka gabadh qurux badan jeclaada fannaan ayaa ay ka dhigtaa (Jacaylkeeda heesaha uu u qaadayo), ninka gurusadana shaqaale weyn ayaa ay ka dhigtaa.
Malo-awaal ayaad ku nooshahay haddii aad ismoodsiiso in furaha aad gurigaaga ...
Wednesday, December 20, 2017
-
...
Tuesday, November 28, 2017
-
...
Tuesday, November 28, 2017
-
...
Tuesday, November 28, 2017
-
Cabdicasiis Samaale Oo Ka Hadlay Khilaaf La Sheegay Inuu U Dhaxeeyo Madaxweynaha La Doortay –
Hargeysa(BLM):-Wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale haatanna ka mid ah saraakiisha xisbiga Kulmiye ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya inuu khilaaf soo kala dhex galay madaxwe...
Monday, November 27, 2017
-
Xildhibaan Nacnac oo ku hanjabay inaan Barlamaanku Gebi ahaanba ansixin doonin Xukumada Muuse Biixi soo dhiso+Shuruudo uu ku xidhay
Xildhibaan Nacnac oo ku hanjabay inaan Barlamaanku Gebi ahaanba ansixin doonin Xukumada Muuse Biixi soo dhiso+Shuruudo uu ku xidhay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, November 27, 2017
-
Maamulka Shabakadda Baligubadlemedia oo Ka Hadlay Falal Lidi Ku Ah Xorriyatul Qawlka oo Lagula Kacay Shabakadda.
Maamulka Shabakadda Baligubadlemedia oo Ka Hadlay Falal Lidi Ku Ah Xorriyatul Qawlka oo Lagula Kacay Shabakadda.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, November 27, 2017
« Previous Page — Next Page »