|
Maxa Cusub
-
Daawo dagaal gacan ka hadal ah oo ka dhacay shirkii Fashilmay ee DFS iyo Maamulada uga socday Garoowe.
Daawo dagaal gacan ka hadal ah oo ka dhacay shirkii Fashilmay ee DFS iyo Maamulada uga socday Garoowe.
https://www.youtube.com/watch?v=Wy9U0HjBLx0&t=1s
...
Saturday, May 11, 2019
-
Tacsi Tiiraanyo Leh oo Ku Socota Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe
Maamulka iyo hawlwadeenadda shabakadda caalamiga ah ee Baligubadlemedia waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan xaaji cabdikariin xuseen yuusuf (xaaji cabwaraabe) oo maalintii shalay 05 bisha ramadaan ama 10/05/2019 ku geeriyooday ca...
Saturday, May 11, 2019
-
War Deg Deg ah Xildhibaan Dhakool oo ka Tirsan Barlamaanka somaliland oo xabsiga loo taxaabay iyo sababta ka dambaysa xadhigiisa.Video)
Hargeysa(Baligubadlemedia)Ciidamada booliska Somaliland ayaa caawa xabsiga u taxaabey xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland.
Xildhibaanka ayaa shalay warbaahinta ka sheegay in maalinta 18-May ay ta...
Thursday, May 9, 2019
-
Sir Ka Fakatay Gudidda Qandaraas-yadda ( Abdi-shotaly).
Weligay-ba waan haawin jirey, been la huuriyeye, oo kolba si loo hufaan,
anna haaddiyaa abide, weel baan hoos dhigtaa, boog ay hagoogeene, boqona-haan heeri jirey, malaxdda hoosta ay dhaamisiyo boogo harag weyne, ka hiraabta waa ...
Monday, April 29, 2019
-
” Yaa ka dhex hadlaya ” . Ahmed Nour Guruje
Qowmiyadda loo yaqaano Singa singaha ee ku nool arladda Hindiya waxay aamin san yihiin in marka qof Singa singa ah uu dhintaba ay naftiisu gelayso qof cusub oo sing ah oo dhalanaya , nafta siinkuna sidaa ugu kala wareegayso dhexdo...
Monday, April 29, 2019
-
Maxa Xilka Looga Bedelay Isna Xilkaba Iskaga Casilay Gudoomiiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex: Halkee Wax Iska Qaban La’yihiin
Dadku waxay ka doodayaan waxyaalo iska caadi ah, waa laga qaaday, mayee wuu is casilay, hebel dartii baa looga qaaday, isna uu leeyahay taas waxba kama jiraan iyo arrimo ii gaar ah baan isku casilay, wax intaas dhaafsiisan wali ma...
Sunday, April 28, 2019
-
Daawo”muusow yaanay xididnimadu ku qaadin Ninkaa Ina Geelle Arab oo dhan baa ilaashanaya..”Muj Curri
Daawo"muusow yaanay xididnimadu ku qaadin Ninkaa Ina Geelle Arab oo dhan baa ilaashanaya.."Muj Curri
https://www.youtube.com/watch?v=mSOiE9uWXaE&t=103s...
Sunday, March 31, 2019
-
Ninka Maraqa Qaybinayaw Tolkaa Ugu Horyaysii-Yementaa Ku Maahmaahda.
Waxaan badi arkaysaa Xukuumaddii Muse Biixi oo KU MASHQUUSHAY oo KU mirQaantay Ajaanib lala kulmay oo dadka indhsarcaad
looga dhigayo dadkaasina waa dad iska wareegaya oon dawlado soo diran oo baashaal isaga wareegaya. Waxaa ma...
Wednesday, March 20, 2019
-
Is Bar Bar Dhig Kooban: Somaliland Iyo Eritrea.
Somaliland F.G. "Qoraalkan koobani waa mid iska guud mar ah, marka laba waddan la is bar bar dhigayo
waxay u baahantahay baadhis qoto dheer, waqti iyo dhaqaale”
Somaliland waxa ay Somalia ka go’day 1991, kuma ay guulaysan ...
Wednesday, March 20, 2019
-
Xukunkii Keenay 2 Nin Oo Dembiga Ay Geysteen Adduunku Garan Laayahay Markii £ 600,000 Lagu Ganaaxay.
Xadhiga Siyaasaddu waa xadhig gardaro oo u jeedooyin shakhsiyaad waana Ka Badi burburiyey wadamo badan oo Afrika iyo Asia u badan.
Nin gabyey oo gabaygii la mid yey gabayada wadanka Ka socda oo danyar ah oo lacagtaa xitaa Mad...
Wednesday, March 13, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|