|
Maxa Cusub
-
Guddoomiyaha UCID: Qaar Ka Mid Ah Danaha Dhaqaale Ee Maskaxdiisa Dooriyay!..W/Q Siciid Maxamuud Gahayr
Guddoomiyaha UCID: Qaar Ka Mid Ah Danaha Dhaqaale Ee Maskaxdiisa Dooriyay!
Waxyaabaha ugu badan ee habseeyay Guddoomiyaha UCID ee bahda ka saaray waxa ka mid ah dhaqaale-doon, shilin iyo adduunyo-raadis dhiciseeyay hankiisii....
Thursday, May 30, 2019
-
Daawo madaxwayne Muuse biixi oo ka sheekeeyay mar uu afduubtay Amb Cawil oo qol ku xidhay isagoo ku tuhmay jawan lacag ah.
Daawo madaxwayne Muuse biixi oo ka sheekeeyay mar uu afduubtay Amb Cawil oo qol ku xidhay isagoo ku tuhmay jawan lacag ah oo uu diyaarad kala soo degay.
https://www.youtube.com/watch?v=M6SGBxCRMXQ&t=9s
...
Tuesday, May 28, 2019
-
Alle Dartii U Caawi Axmed Abiib oo ah Wiil Dhalinyar ah oo La Ildaran Xanuunka Neerfaha Muddo 9 Sanno ah
Alle Dartii U Caawi Axmed Abiib oo ah Wiil Dhalinyar ah oo La Ildaran Xanuunka Neerfaha Muddo 9 Sanno ah
...
Tuesday, May 28, 2019
-
Daawo Dr Adna Adan Ismaciil”ma u malaynaysaan inaan bari tababare ciidan aan halkan xeradan dararwayne ka ahaa…”
Daawo Dr Adna Adan Ismaciil"ma u malaynaysaan inaan bari tababare ciidan aan halkan xeradan dararwayne ka ahaa..."
https://www.youtube.com/watch?v=o2o8ZOof5PE&t=3s
...
Sunday, May 26, 2019
-
La Ye, “Kenya Waxa Ay Xannibtey Dal-ku-Galkii Waddankeeda Ee Madaxda Xukuumadda DFS Iyo Wakiillada Soomaaliya”!
Taas beddelkeeda waxa ay kor u qaadaysaa meeqaamkii xidhiidka Somaliland.
Somaliland waa u fursad weyn, waxana la yidhaahdaa cadowgaaga cadowgiisu waa saaxiibkaa, in kasta oo aanan anigu Soomaaliya cadow u aqoon, aan se u aqaan...
Friday, May 24, 2019
-
Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 18aad
Tobanka dambe ee Ramadaan Tobanka u dambeeya Ramadaan, waa habeennada ugu qiimaha badan habeenno uu Alle SWT abuuray, marka tobanka dambe soo gasho, waxa loo dadaallaa si ka sii wanaagsan intii hore oo dhan, Caa’isha Rc waxa ka ...
Friday, May 24, 2019
-
Nolasha Oo Qaali Garowda Waxay Keentaa (Caruurta Oo Dooxyada Iyo Musqulaha Laga Soo Guro)
24/5/019
nolasha maanta ka jirta somaliland ma ah nolol loo adkaysan karo waa nolol waxayaabahii daruuriga ahaa oo dhami qaali yahiin ,haday noqoto korontada ,haday noqoto, biyaha, ahayday noqoto cuntada, hayday noqoto kirada g...
Friday, May 24, 2019
-
Salaadiinta Dhaqanka Gobolada Galbeedka Somaliland oo Tacsi u direy Ex. Wasiir Xuseen Ceelaabe Oo Muqdisho Ku Geeriyooday
Salaadiinta Dhaqanka Gobolada Galbeedka Somaliland oo Tacsi u direy Ex. Wasiir Xuseen Ceelaabe Oo Muqdisho Ku Geeriyooday
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, May 24, 2019
-
Daawo Mulkiilaha Hoteelka Hadhwanaag oo ka hadlay khasaare soo gaadhay Hoteelka iyo Eedayn uu u jeediyay Dawladda Hoose.
Daawo Mulkiilaha Hoteelka Hadhwanaag oo ka hadlay khasaare soo gaadhay Hoteelka iyo Eedayn uu u jeediyay Dawladda Hoose iyo ta sare ba.
https://www.youtube.com/watch?v=SxTwijgnFu8&feature=youtu.be
...
Tuesday, May 14, 2019
-
Maxamed Cali Madoobe oo Tacsi U Diray Ehelkii Iyo Shacabka Somaliyeed ee uu Ka Baxay Marxuum Xaaji Cabdi Waraabe
Maxamed Cali Madoobe oo kamida guddida beelaha arab ee afgarad ayaa Tacsi Tiiraanyo leh U Diray Ehelkii Iyo Shacabka Somaliyeed ee uu Ka Baxay Marxuum Xaaji Cabdi Waraabe oo maalintii shalay lagu aasay deegaanka toon ee duleedka k...
Sunday, May 12, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|