|
Maxa Cusub
-
Is Bar Bar Dhig Kooban: Somaliland Iyo Eritrea.
Somaliland F.G. "Qoraalkan koobani waa mid iska guud mar ah, marka laba waddan la is bar bar dhigayo
waxay u baahantahay baadhis qoto dheer, waqti iyo dhaqaale”
Somaliland waxa ay Somalia ka go’day 1991, kuma ay guulaysan ...
Wednesday, March 20, 2019
-
Xukunkii Keenay 2 Nin Oo Dembiga Ay Geysteen Adduunku Garan Laayahay Markii £ 600,000 Lagu Ganaaxay.
Xadhiga Siyaasaddu waa xadhig gardaro oo u jeedooyin shakhsiyaad waana Ka Badi burburiyey wadamo badan oo Afrika iyo Asia u badan.
Nin gabyey oo gabaygii la mid yey gabayada wadanka Ka socda oo danyar ah oo lacagtaa xitaa Mad...
Wednesday, March 13, 2019
-
Olole Nadaafadeed Ka Hor Waqtiga Xilli Roobaadka
Waqtiga xili roobaadka ka hor waa in moyarka caasimada hargeisaUu qaada olole nadaafadeed si looga badbaado dhibaatada caafimaad daro ee ka iman karta qashinka caasimada xilli roobaadka
Waxa aan marna la hilmaami karayn wad...
Sunday, March 3, 2019
-
Somaliland , Waxaan Ka Soo Horjeednaa, Beenta Dadka Loosheegayo
Waxaan rabbaa inaan dadka somaliland u cadeeyo, annagu waddo in la dhiso kama soo herjeedno, waxaan ka soo hor jeednaa, beenta cadd, ee dadka loo sheegaayo.
Waxaan shaki badan ka qabnaa waddada wajaale fartuna wey noo taggan ...
Sunday, March 3, 2019
-
Beeneey Waa Run ( Abdi-shotaly)
Waxan halkan ku soo gudbinayaa aqoon xumidda, askariga yidhi Goboladda Bari nin aqoon lihi kuma jiro, waa qar iska xoore, hooya waa tan runtii oo qayaxaniye, taariikh-dda ay leeyihiin Goboladda Bari, haduu mid la mid ah hayo miisk...
Thursday, February 28, 2019
-
Dhibaatadda Cilaajyadda (Fariin Caafimaad)
Khatarta caafimaad daro eek a iman karta goobaha
iclaajyada gaarka loo leeyahay iyo iclaamka xayaysiiska
eek a socda warbaahinta qaranka iyo tvyada gaarka loo
leeyahay ma sharcibaa
Ma sharcibaa in qof maskaxda ka buka lagu hay...
Thursday, February 28, 2019
-
Maansooyinka cajiibka ah ee suugaanta Abwaan Xasan Geney Q 2aad W/Q Cabdi Cawiye
Wuxuu ka hadlaayey xaqiiq ilaa maanta taagan Abwan (Xasan geney) waxaad moodaaba inuu
maanta inala hadlaayo.
Magaca maansadu waa BOOTADA AAN LOO SAHAMIN
Wuxuu ka hadlayaa dhawr waxyaabood oo bulshadeena ilaa maanta gaabis ka dh...
Thursday, February 28, 2019
-
Balaadhintii Dekeda Berbera iyo dhamaan Mashaariicdii ku lifaaqnaa oo wada fashil ah iyo DPW oo ku masquulsan dhismaha Saldhiga. qalinkii A/rahman fidhinle UK
Markeynu ufiirsano nuxurka ku duugan nuqulkii heshiiskii DPW iyo JSL wada galeen 9/5/2016 - "Term Sheets " in respect of the Concession agreements".
Waxaa isfahanka Heshiiska qaybtiisa kowaad ee "Memorandum Of Understand " ...
Saturday, February 23, 2019
-
Somaliland ma guur guurto mana guhaadu ruux maalay…! Ladnayaystay inaad tidhaah lur iyo waa kuu lugooyo lillaaha lagu dhintaa….!
Laba nin oo saxib ahaa ayaa waxay kala maqnaayeen in muddo ah. Kadib waxay iskaga hor yimadeen
meel wado ah. Markasay isku naxeen farxad darteed. Midbaa salaamay ninkii kale ee saxiibkii ahaa,
wuxuuna ku yidhi: “Saaxib ii wara...
Saturday, February 23, 2019
-
Muxuu Alle (SW) Kala Hadlaa Muruqan-Yar ?
Khuburada ku xeelka dheer cilmiga barashada
caafimadku waxay sheegaan, in marka ay dhimato
maskaxadu uu qofku geeriyoodo, iyadoo ay inoo
muuqato kumanaan kun oo qof oo maskaxdoodii
dhimatay (Death brain), haddana nool oo uu si...
Saturday, February 23, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|