Home
About Us
wararka
Sports
Suugaanta
Tacsi
tahniyad
Isha Ku Hay
Contact us
Maxa Cusub
SAREYNTII SHARCIGU MIYEY SAQIIRTAY MADAXWEYNE
waxaan Bulshada Somaliland U Soo Bandhigayaa Duudsi ay Xukuumadu Kula Kacday Xuquuqdii (Diyadii)Marxuum Bashiir Maxamuud Cige Oo Ku Dhintay Qarax Miino Sanadkii 2013 kaas oo Ka Dhacay Kaam ayey Deganayd Hay'ada Miino Saarka Ee Hal...
Thursday, December 19, 2019
Nin Kastoo Salaan Dheer U Baxa Soo Deg Baa Xigiye ( Abdi-shotaly)!
Nin-ba meesha bugtaa isagay belbe-shaayoo, bogga hoosiyo beerka, bay baguugaa ka dhigtaayoo, bestii uu la noqdaayoo, markuu baala daymoodee, arko ruux bed-qaba, banaankaa ordya, uu ku buubo hinaase, bal miyuu yar bukoodiyo, ku ...
Friday, May 31, 2019
Guddoomiyaha UCID: Qaar Ka Mid Ah Danaha Dhaqaale Ee Maskaxdiisa Dooriyay!..W/Q Siciid Maxamuud Gahayr
Guddoomiyaha UCID: Qaar Ka Mid Ah Danaha Dhaqaale Ee Maskaxdiisa Dooriyay! Waxyaabaha ugu badan ee habseeyay Guddoomiyaha UCID ee bahda ka saaray waxa ka mid ah dhaqaale-doon, shilin iyo adduunyo-raadis dhiciseeyay hankiisii....
Thursday, May 30, 2019
Daawo madaxwayne Muuse biixi oo ka sheekeeyay mar uu afduubtay Amb Cawil oo qol ku xidhay isagoo ku tuhmay jawan lacag ah.
Daawo madaxwayne Muuse biixi oo ka sheekeeyay mar uu afduubtay Amb Cawil oo qol ku xidhay isagoo ku tuhmay jawan lacag ah oo uu diyaarad kala soo degay. https://www.youtube.com/watch?v=M6SGBxCRMXQ&t=9s ...
Tuesday, May 28, 2019
Alle Dartii U Caawi Axmed Abiib oo ah Wiil Dhalinyar ah oo La Ildaran Xanuunka Neerfaha Muddo 9 Sanno ah
Alle Dartii U Caawi Axmed Abiib oo ah Wiil Dhalinyar ah oo La Ildaran Xanuunka Neerfaha Muddo 9 Sanno ah ...
Tuesday, May 28, 2019
Daawo Dr Adna Adan Ismaciil”ma u malaynaysaan inaan bari tababare ciidan aan halkan xeradan dararwayne ka ahaa…”
Daawo Dr Adna Adan Ismaciil"ma u malaynaysaan inaan bari tababare ciidan aan halkan xeradan dararwayne ka ahaa..." https://www.youtube.com/watch?v=o2o8ZOof5PE&t=3s ...
Sunday, May 26, 2019
La Ye, “Kenya Waxa Ay Xannibtey Dal-ku-Galkii Waddankeeda Ee Madaxda Xukuumadda DFS Iyo Wakiillada Soomaaliya”!
Taas beddelkeeda waxa ay kor u qaadaysaa meeqaamkii xidhiidka Somaliland. Somaliland waa u fursad weyn, waxana la yidhaahdaa cadowgaaga cadowgiisu waa saaxiibkaa, in kasta oo aanan anigu Soomaaliya cadow u aqoon, aan se u aqaan...
Friday, May 24, 2019
Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 18aad
Tobanka dambe ee Ramadaan Tobanka u dambeeya Ramadaan, waa habeennada ugu qiimaha badan habeenno uu Alle SWT abuuray, marka tobanka dambe soo gasho, waxa loo dadaallaa si ka sii wanaagsan intii hore oo dhan, Caa’isha Rc waxa ka ...
Friday, May 24, 2019
Nolasha Oo Qaali Garowda Waxay Keentaa (Caruurta Oo Dooxyada Iyo Musqulaha Laga Soo Guro)
24/5/019 nolasha maanta ka jirta somaliland ma ah nolol loo adkaysan karo waa nolol waxayaabahii daruuriga ahaa oo dhami qaali yahiin ,haday noqoto korontada ,haday noqoto, biyaha, ahayday noqoto cuntada, hayday noqoto kirada g...
Friday, May 24, 2019
Salaadiinta Dhaqanka Gobolada Galbeedka Somaliland oo Tacsi u direy Ex. Wasiir Xuseen Ceelaabe Oo Muqdisho Ku Geeriyooday
Salaadiinta Dhaqanka Gobolada Galbeedka Somaliland oo Tacsi u direy Ex. Wasiir Xuseen Ceelaabe Oo Muqdisho Ku Geeriyooday Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, May 24, 2019
« Previous Page
—
Next Page »