-
Dib U Milicsiga Habkii Uu Ku Yimid Aas Aaska Ciidanka Qaranka Somaliland, Geesinimadii Suldaan Maxamed, Go’aankii Guutada Sancaani Iyo Doorkii Cigaal
Dib U Milicsiga Habkii Uu Ku Yimid Aas Aaska Ciidanka Qaranka Somaliland, Geesinimadii Suldaan Maxamed, Go'aankii Guutada Sancaani Iyo Doorkii Cigaal
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, February 3, 2019
-
Nabad Galyo Badan Waa Lagu Tallo Seegaa “Axmed Aadan Rooble”
Tan iyo intii somaliland gooni isutaageeda kala soo noqotay dawladdii kacaanka ee dagaalka qadhaadh ay la galeen urur waynihii snm waxa qorshaha kaliya ee somaliland gooni isutaageeda ula soo noqotay ahaa sidii ay mar uun u noqon ...
Wednesday, January 23, 2019
-
Cibaadada Ilaahay Waxay Kuu Fududeeysaa Danahaaga Aduunyo “Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil”
Cibaadada Ilaahay Waxay Kuu Fududeeysaa Danahaaga Aduunyo "Sh Mustafe Ismaaciil Xaaji Ismaaciil"
...
Monday, January 14, 2019
-
Daawo Siciid Dahabshiil oo Faahfaahin Ka Bixiyey Barnaamij Cusub oo Lacagta Meesha aad Doontid ugu Diran Kartid
Gudoomiyaha Shirkada TalkRemit Siciid Maxamed Siciid (Dahabshiil) oo ah wiil uu dhalay ganacsadaha weyn ee Dahabshiil ayaa faahfaahin cusub ka bixiyey APP cusub oo aad lacagta meeshii aad adduunka ka doontid ugu dirsan kartid.
AP...
Sunday, December 23, 2018
-
Golaha Guurtida Somaliland oo Amar Ku Bixiyay In La Gubo Buugii uu Qoray Wasiirka Warfaafintu
olaha guurtida Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay in la gubo buugii muranka badan dhaliyay ee uu qoray Wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 22, 2018
-
Dawladda Maraykanka oo cadaysay mawqifka maamulka Donald Trump ee aqoonsiga Somaliland
Dawladda Maraykanka ee maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa cadaysay mawqifka dalkaas ee aqoonsiga qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland.
Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka u qaabilsan Afrika danjire Tibor Nagy, oo...
Saturday, December 22, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo “Weeraradan oo Kale Nama Hor Istaagi Karaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay shacabkii iyo askartii ku geeriyooday qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Madaxweynuhu ...
Saturday, December 22, 2018
-
Xog-hayaha Difaaca Mareykanka Jim Mattis oo Is-casiley
Xoghayaha difaaca Mareykanka Jim Mattis ayaa sheegay inuu shaqada ka tagayo bisha February.
Madaxweyne Trump ayaa bartiisa Tweeter-ka soo dhigey in uu howl-gab noqonayo Gen. Mattis bisha February ee sanadka dhalanaya.
Balse ...
Saturday, December 22, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo oo Laga Dalbaday Inuu Raali-galin Ka Bixiyo Dhiibistii Qalbi-Dhagax
Iyadoo Qoraal ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan lagu sheegay in laga tanaasulay mooshinkii xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya, ayaa dhinaca kale waxaa jira sharuudo xildhiba...
Saturday, December 22, 2018
-
Hadaladii Madaxwayne Biixi Ka Jeediyay Shirkii uu La Qaatay Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia
Hadaladii Madaxwayne Biixi Ka Jeediyay Shirkii uu La Qaatay Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 22, 2018
« Previous Page — Next Page »