|
Isha Ku Hay
-
Daawo Siyaasiga Cabdilahi Cukuse oo muddo kadib dalka ku soo laabtay oo warbaahinta la hadlay.
Hargeysa(Baligubadlemedia)Siyaasiga ruug cadaaga ah ee cabdilahi Cukuse ayaa dalka ku soo laabtay muddo kadib oo uu ku maqnaa dalka ingiriiska waxaana uu la hadlay warbaahinta.Daawasho wacan.
https://www.youtube.com/watch?v...
Saturday, May 4, 2019
-
Daawo Maxamed Kaahin oo ka gubtay hadalkii Gudoomiye Cirro”Cirro aniga iyo beeshayduu u jeeday,kamana hadhayo baadhitaan baan ku samaynaya,,
Hargeysa(Baligubadlemedia)Daawo Maxamed Kaahin oo ka gubtay hadalkii Gudoomiye Cirro"Cirro aniga iyo beeshayduu u jeeday,kamana hadhayo baadhitaan baan ku samaynaya,,
https://www.youtube.com/watch?v=QM73OENF-0A...
Saturday, May 4, 2019
-
War Deg Deg ah xukuumadda oo sheegtay inay soo qab qabteen Ragii saraakiisha ciidan dilay.
Hargeysa(Baligubadlemedia)wasiirka arrimaha gudaha somaliland maxamed kaahin axmed ayaa shaaciyey inay soo qab qabteen dablaydii ka dambaysay dilkii saraakiishii ciidan.
https://www.youtube.com...
Saturday, May 4, 2019
-
Daawo Riwaayad Qosol badan oo ay soo saareen jilayaasha caanka ah ee sooraan iyo jawaan.
Hargeysa(Baligubadlemedia)Daawo Riwaayad Qosol badan oo ay soo saareen jilayaasha caanka ah ee sooraan iyo jawaan.daawasho wanaagsan.
https://www.youtube.com/watch?v=cNibNryVX3k&t...
Friday, May 3, 2019
-
Daawo Gudoomiye Cabdiraxman Cirro oo Booqday Xaafadda Axmed Dhagax Iyo Shacabka oo markale ishaarada Madaxwaynenimada saaray.
Hargeysa(Baligubadlemedia)Daawo Gudoomiye Cabdiraxman Cirro oo Booqday Xaafadda Axmed Dhagax Iyo Shacabka oo markale ishaarada Madaxwaynenimada saaray.
https://www.youtube.c...
Friday, May 3, 2019
-
Daawo Fadeexadii Ka Dhacday Barlamaanka Somaliland oo diiday inay ansixiyaan xukunkii Milatari ee uu soo saaray Madaxwayne Muuse Biixi.
Hargeysa(Baligubadlemedia)Daawo Fadeexadii Ka Dhacday Barlamaanka Somaliland oo diiday inay ansixiyaan xukunkii Milatari ee uu soo saaray Madaxwayne Muuse Biixi.
https://www.youtube.com/watch?v=b0Z...
Thursday, May 2, 2019
-
Daawo”Handaraabka saddexda Bilood ah baanu ka gadoodnay oo aanu baabuurkan isugu gurnay….”Saxaafadda Gobolka Sanaag.
Ceerigaabo(Baligubadlemedia)Daawo"Handaraabka saddexda Bilood ah baanu ka gadoodnay oo aanu baabuurkan isugu gurnay...."Saxaafadda Gobolka sanaag ee ay xukuumadda somaliland ku soo rogtay xukunka milatari ama xukunka deg deg ah ay...
Wednesday, May 1, 2019
-
Jigjiga:Wiil Doobiile ah oo qoyskiisu qabiilka uga saareen shaqada uu hayo darteed.
Xirfadaha ayaa qeyb ka ah nolosha aadamaha, iyada oo ay dad badan ku tiirsanyihiin balse dadku isku si uma arkaan shaqooyinka ama howlaha ay qabtaan dadka. Haddaba Sidiiq Faarax Haybe, waa doobiile ku nool magaalada Jigjiga, xirfa...
Wednesday, May 1, 2019
-
Daawo Xukuumadda Muuse Biixi oo siwayn uga gubatay shirkii Jaraa`id ee uu maanta Qabtay Gudoomiye Cabdiraxman Cirro.
Hargeysa(Baligubadlemedia)Daawo Xukuumadda Muuse Biixi oo siwayn uga gubatay shirkii Jaraa`id ee uu maanta Qabtay Gudoomiye Cabdiraxman Cirro.
https://www.youtube.com/watch?v=Xbl82bfJSqI...
Tuesday, April 30, 2019
-
Daawo”Madaxwayne Iscasil xilkii wuu kugu balaadhee……”mustafe shiine.
Hargeysa(Baligubadle)Daawo"Madaxwayne Iscasil xilkii wuu kugu balaadhee......"mustafe shiine.
https://www.youtube.com/watch?v=gDG2l1fy0n8...
Tuesday, April 30, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|