|
Isha Ku Hay
-
Daawo Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi oo qasriga madaxtooyadda ku qaabilay safiirka Ingiriiska.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Ben Fender oo maanta dalka ku yimid safar shaqo.
Kulankaa W...
Monday, May 13, 2019
-
Daawo Masuul xukuumadda ka Tirsan oo weeraray Xisbiga Waddani Iyo Kooxda Tabliiq siyaasi ee labada Prof Axmed Samatar Cali Khaliif Galaydh.
Daawo Masuul xukuumadda ka Tirsan oo weeraray Xisbiga Waddani Iyo Kooxda Tabliiq siyaasi ee labada Prof Axmed Samatar Cali Khaliif Galaydh.
https://www.youtube.com/watch?v=Zxq0N190Ltg
...
Monday, May 13, 2019
-
War Deg Deg Ah Daawo Golaha Wakiiladda Somaliland oo diiday codsi uga yimid xukuumadda oo xasaanada looga qaadayay Xildhibaan Dhakool oo sharci daro ku xidhan.
War Deg Deg Ah Daawo Golaha Wakiiladda Somaliland oo diiday codsi uga yimid xukuumadda oo xasaanada looga qaadayay Xildhibaan Dhakool oo sharci daro ku xidhan.
https://www.youtube.com/watch?v=-TLtuCNbKu8
...
Sunday, May 12, 2019
-
Daawo mid ka mid ah qisaskii soo maray Alle ha u naxariistee Xaaji markii markii ay Ciidagale,Arab,Sacad Muuse Iyo Isaxaaq isku qabsadeen Masjid Jaamica Hargeysa iyo sidii uu uga odayeeyay.
Daawo mid ka mid ah qisaskii soo maray Alle ha u naxariistee Xaaji markii markii ay Ciidagale,Arab,Sacad Muuse Iyo Isaxaaq isku qabsadeen Masjid Jaamica Hargeysa iyo sidii uu uga odayeeyay.
waxa ka waramaya weriye Xasan Maxamed...
Saturday, May 11, 2019
-
Abwaan Xasan Dhuxul laabsaalax ayaa maansadan ku cabiray kaalintii Alle ha u naxariistee xaaji cabdiwaraabe.
Dhanbaalku Xumaa, Dheguhu maqlayaan
Warkiyo dhacdadiyo, Dhiiladu ba'anaa
Dhalaan iska daa, ilmadu ka Dhacdee
Haday dhagaxdiyo, dhulkuba hadlayaan-
Tiirkaa dhacaybaa, Umado Dheerayn!
Markay Dhabaqdee, Taladu Dhacantee
...
Saturday, May 11, 2019
-
Daawo dagaal gacan ka hadal ah oo ka dhacay shirkii Fashilmay ee DFS iyo Maamulada uga socday Garoowe.
Daawo dagaal gacan ka hadal ah oo ka dhacay shirkii Fashilmay ee DFS iyo Maamulada uga socday Garoowe.
https://www.youtube.com/watch?v=Wy9U0HjBLx0&t=1s
...
Saturday, May 11, 2019
-
Daawo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo sheegay in loo diiday inuu booqdo Xildhibaan Dhakool oo sharci daro ku xidhan.
Daawo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo sheegay in loo diiday inuu booqdo Xildhibaan Dhakool oo sharci daro ku xidhan.
https://www.youtube.com/watch?v=ysInB6ysDuA&feature=youtu.be
...
Saturday, May 11, 2019
-
Daawo qaabkii uu u dhaxay Aas qaran oo loo sameeyay Alle ha u naxariistee Xaaji Cabdiwaraabe
Daawo qaabkii uu u dhaxay Aas qaran oo loo sameeyay Alle ha u naxariistee Xaaji Cabdiwaraabe
https://www.youtube.com/watch?v=vqnaoVtSTVY&feature=youtu.be
...
Saturday, May 11, 2019
-
Daawo madaxkamadda oo diiday qaadista dacwada xildhibaan Dhakool oo sharci daro ku tilmaantay.
Hargeysa(Baligubadlmedia)Daawo madaxkamadda oo diiday qaadista dacwada xildhibaan Dhakool oo sharci daro ku tilmaantay.
https://www.youtube.com/watch?v=FUdyuZ_G3mE
...
Saturday, May 11, 2019
-
Daawo Madaxwayne Baran-baro kortay isaga oo khudbad jeedinaya.maxaa kala qabsaday video.
madaxwaynaha dalka philipin Rodrigo Duterte ayaa baran bar khudbada ka carqaladaysay kadib markii ay kortay.
https://www.youtube.com/watch?v=37oYrbaalUc
...
Friday, May 10, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|