-
Waxaanu Leenahay Haddaa Ku Guul Daraysateen Xukuumadda Kulmiye Hogaamintii Dalka Waxaanu Idinku Baaqaynaa Inaad Is Casishaan”Ramaax”
Waxaanu Leenahay Haddaa Ku Guul Daraysateen Xukuumadda Kulmiye Hogaamintii Dalka Waxaanu Idinku Baaqaynaa Inaad Is Casishaan"Ramaax"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, October 21, 2018
-
Cabdi Kariin Axmed Mooge oo Ka Hadlay Cabashooyinka Degmooyinka Caasimadda Hargeysa
Cabdi Kariin Axmed Mooge oo Ka Hadlay Cabashooyinka Degmooyinka Caasimadda Hargeysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, October 21, 2018
-
Madaxwayne Waxaa Lagaaga Fadhiyaa Isku Tanaasul Iyo Inaad Ku Soo Laabato Xayndaabkii Somaliland” Buuni”
Madaxwayne Waxaa Lagaaga Fadhiyaa Isku Tanaasul Iyo Inaad Ku Soo Laabato Xayndaabkii Somaliland" Buuni"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, October 21, 2018
-
Falanqaynta Khudbadii Madaxwayne Biixi Iyo Xalka Rasmiga ah ee Looga Fadhiyo.
madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi wuxuu maalintii shalay shir jaraa'id oo uu ku qabtay xarunta madaxtooyadda ee Hargeysa ku soo bandhigay ismarinwaa baahsan oo ka dhex aloosan isaga iyo axaabta muncaaradka madaxwaynuhu wux...
Sunday, October 21, 2018
-
Donald Trump oo Sheegay Inaanu La Dhicin Sida Sucuudiga Uga Warbixiyay Dilka Jamaal Kaashogji
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump wuxuu sheegay inuusan ku qanacsanayn sida xukuumadda Sucuudiga ay uga hadashay dilka weriye Jamaal Kaashogji.
Wuxuu sheegay inay suuragal tahay in dhaxal sugaha Maxamed Bin Salmaan uusan ka ...
Sunday, October 21, 2018
-
Reer Galbeedka oo Shaki Ka Muujiyay Sharaxaada Sucuudiga ee Geerida Khashoggi
Hay'adaha u dooda xuquuqda aadanaha iyo dowladaha midowga Yurub ayaa shaki ka muujiyay bayaankii ka soo baxay Sacuudiga ee ku saabsanaa geerida Jamal Khashoggi.
Hay'adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International, ayaa ...
Sunday, October 21, 2018
-
Degdeg: Madaxwayne Biixi oo Goordhawayd Shir Jaraa’id Qabtay Luuqad Foolxun oo uu Ku Hadlay Iyo Arrimo Xasaasiya
Madaxwayne Biixi oo Goordhawayd Shir Jaraa'id Qabtay Luuqad Foolxun oo uu Ku Hadlay Iyo Arrimo Xasaasiya
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, October 20, 2018
-
Soltelko oo Hadda Ka Hadlay Maayaro Laga Sameeyay Caasimadda Iyo Hadal uu Hore Ugu Duray Sheekh Mubaarik
Soltelko oo Hadda Ka Hadlay Maayaro Laga Sameeyay Caasimadda Iyo Hadal uu Hore Ugu Duray Sheekh Mubaarik
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, October 20, 2018
-
Maayirka Magaaladda London oo Boqorka guud ee bulshada gabooye ku qaabilay xafiiska.
Boqor Axmed Ugaas Iman Warsame oo kamid ah Madax dhaqameedka dalka sidoo kalena ah Boqorka Gabooye oo ku sugan dalka UK gaar ahaan Magaaladdiisa London ayaa la kulmay Maayirka Magaaladaas kaas oo ku qaabilay xafiiskisa.
Boqorka...
Saturday, October 20, 2018
-
Madaxwayne Trump oo Ka Hadlay Qirashadda Sucuudiga ee Dilka Wariye Jamaal Kashoggi
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump wuxuu sheegay in waxa dhacay aanan la aqbali doonin balse Sucuudiga uu yahay saaxib dhaw.
Madaxwayne Trump ayaa sidoo kale ku tilmaamay tallaabo muhim ah oo loo qaaday xadhigga shaqsiyaadka,wu...
Saturday, October 20, 2018
« Previous Page — Next Page »