-
Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Waraaqihii Aqoonsiga Ka Gudoomay Safiirka Maraykanka
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Mareykanka u soo magacaabay Soomaaliya Amb. Donald Yamamoto.
Madaxweyne Farmaajo ayaa tagay xarunta Xalane oo ...
Saturday, November 17, 2018
-
Xildhibaan Suldaan Ismaaciil oo Ka Dayriyay Xaaladda Dalka Golaha Guurtidana Ugu Baaqay Inay Badbaadiyaan Dalka
Xildhibaan Suldaan Ismaaciil oo Ka Dayriyay Xaaladda Dalka Golaha Guurtidana Ugu Baaqay Inay Badbaadiyaan Dalka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, November 17, 2018
-
Fadeexad weyn:“Isagaa Account Gooniya Usamaystay Lacaga IOM, Isla Isagaa Jeebkiisa Ku Soo Dhacdaa…” Khadar Sheekh Cali Jawhar Oo U Jawaabay Xinif
Khadar Sheekh Cali Jawhar ayaa sidoo kale waxa uu eedaymo musuq-maasuq u soo jeediyay guddoomiye Cabdikariin Xinif.
Halkan hoose ka akhriso qoraal kooban soo dhigay barta uu ku leeyahay facebooka oo kaga hadlay arrimahaasi:
...
Friday, November 16, 2018
-
Soomaaliya oo Marka Kale Safka Hore Ka Gashay Dalalka Ugu Khatarta Badan ee Loo Safro
Waddamada Soomaaliya, Liibiya iyo Afqaanistaan ayaa noqday meelaha ugu halista badan caalamka, sida lagu sheegay daraasad cusub oo khariidad loogu sameynayay dadka dunida u socdaala.
War bixintan oo ay si wada jir ah u soo saar...
Friday, November 16, 2018
-
Guddoomiyaha Telesom Oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Guddoomiyaha Shirkadda Telesom, Mr. Abdikarim Mohamed Eid (CEO) ayaa ku guuleystay abaalmarinta “Hoggaamiyaha Ugu Wanaagsan Afrika” ee Hurumarinta Isgaadhsiinta & Teknoolajiyadda.
Abaalmarintan oo 14-kii November 20...
Friday, November 16, 2018
-
Sucuudiga oo Shaaciyay Dadkii Khaarajiyay Suxufi Jamaal Khaashuqji
Dacwad oogaha sacuudiga ayaa sheegay inuu ogaaday in sarkaal ka tirsan sirdoonka uu amray in la dilo Jamaal Khaashuqji ee uusan jirin amar ka soo baxay dhaxal sugaha boqornimada, Amiir Maxamed Bin Salmaan.
Sarkaalka ayaa lagu t...
Friday, November 16, 2018
-
Ramaax oo Soo Bandhigay Dhaliilo Baahsan oo Dul Hooganaya Xukuumadda Madaxwayne Biixi
Ramaax oo Soo Bandhigay Dhaliilo Baahsan oo Dul Hooganaya Xukuumadda Madaxwayne Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, November 15, 2018
-
Xukuumadda Somaliland oo Bogaadisay Abaal Marin Caalamiya oo uu Ku Guulaystay Gudoomiyaha Telesom
Xukuumadda Somaliland oo Bogaadisay Abaal Marin Caalamiya oo uu Ku Guulaystay Gudoomiyaha Telesom
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, November 15, 2018
-
Dawladda Go’doosan ee Jabuuti Sideebay U Aragtaa Xayiraada Laga Qaaday Hubkii Saarnaa Eritrea
Dawlada Jabuuti ee la daalaa dhacaysay mudooyinkii u dambeeyay go'doono siyaasadeed ee ay kaga jirto mandaqadda geeska afrika ayaa bayaan ay soo saartay kaga hadashay sida ay u aragto xayiraadii dhinaca hubka ee saarnayd dawladda ...
Thursday, November 15, 2018
-
Xildhibaan Naasir Cali Shire oo Ka Hadlay Isbedeladda Geeska Iyo Kala Qayb Sanaanta Shacabka Somaliland
Xildhibaan Naasir Cali Shire oo Ka Hadlay Isbedeladda Geeska Iyo Kala Qayb Sanaanta Shacabka Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, November 15, 2018
« Previous Page — Next Page »