|
wararka
-
Xukuumadda Somaliland oo Joojisay Dhisme Laga Dhisayo Duleedka Madaarka Cigaal Oo Ay Xukuumadii Hore Bixisay
Xukuumadda Somaliland ayaa joojisay dhismaha hoteel ka socda xayndaabka madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa.
Madaxweynihii hore Axmed-Siilaanyo, ayaa hore u bixiyay dhulkan oo siiyay muwaadin reer Somaliland ah oo hadda dhism...
Saturday, January 5, 2019
-
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay oo Ka Hadlay Caydhintii Dawladda Farmaajo Kula Kacday Haysom Iyo Arrimo Kale
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ayaa sheegay inuu wakhtiga ku haboon soo magacaabayo ergay cusub oo bedeli doona danjire Nicholas Haysom oo ay dawladda Soomaaliya caydhisay.
Warsaxafadeed uu xalay soo saa...
Saturday, January 5, 2019
-
War Degdega: Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland oo Hadda La Doortay
Xildhibaan Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) ayaa loo doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, markii uu helay wareeggii labaad ee doorashada 43 cod, halka musharraxa wareegga labaad kula tartamay ee Cabdi Jamaal Cismaan M...
Friday, January 4, 2019
-
Madaxwaynaha Somaliland oo Dhiirigalinaya Mashruuca Dhiig Bixinta Qaranka
Madaxwaynaha Somaliland oo Dhiirigalinaya Mashruuca Dhiig Bixinta Qaranka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, January 4, 2019
-
Aqalka Sarre ee Somaliya oo Hakiyay Wada-shaqayntii uu La Lahaa Golaha Shacabka
Qoraal uu ku saxiixan yahay guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaanshi Cabdullaahi ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba joojiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen Golaha Shacabka.
Qoraalka ayaa ugu baaqay ...
Friday, January 4, 2019
-
Manchester City oo U Awood Sheegatay Liverpool
Kooxda Manchester City ayaa dhanka dhibcaha kusoo dhawaatay kooxda hogaanka u haysa horyaalka Ingiriiska ee Liverpool, ka dib markii ay 2-1 uga badisay, sidaana ay ku gaarsiisay guuldarradii ugu horreysay ee Premier League-ga xill...
Friday, January 4, 2019
-
Nicholas Haysom oo Warbixin Amaan U Badan Ka Jeediyay Golaha Amaanka Qaramadda Midoobay Iyo Somaliland oo Wajigbax Kala Kulantay
Nicholas Haysom ayaa sheegay in uu Soomaaliya yimid 3-dii October ayna si Wanaagsan u soo dhaweeyeen saraakiil sar sare oo katrisan dawladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada.
Waxa uu sheegay in uu la dha...
Friday, January 4, 2019
-
Cali Shoombe Oo Ka Hadley Khilaafka Xisbiyada Iyo Isbedalada Geeska Afrika
Cali Shoombe wasiirkii hore ee qorshaynta somaliland ayaa Ka Hadley Khilaafka Xisbiyada Iyo Isbedalada Geeska Afrika
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, January 4, 2019
-
Sucuudiga oo Maxkamadaynaya Ragii Ku Eedaysnaa Dilka Wariyihii Sucuudiga ahaa
Sida ay ku warramayso warbaahinta Sacuudigu maxkamadaynta 11 qof oo loo haysto dilkii Wariyihii Sacuudiga ahaa ee Jamal Khashoggi, ayaa ka bilaabatay magaalada Riyadh, ee Caasimadda Sacuudiga.
Dacwad oogeyaasha ayaa codsada...
Friday, January 4, 2019
-
Ilhaan Cumar oo Loo Dhaariyay Xubin-nimada Congress –ka Mareykanka
Ilhaan Cumar ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey in ay ka mid noqoto mudanayaasha xisbiga demoqraadiga ee Aqalka Wakiilada labada sano ee soo socota, markaasoo ay dib u tartami doonto.
Ilhaan waxa ay ka mid noqoneysaa Koongare...
Friday, January 4, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|