-
Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo Xil Sare Looga Magacaabay Qaramada Midoobey
Qoraal ka soo baxay xoghayaha Qaramada Midoobey António Guterres ayaa lagu sheegay in Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Workneh Gebeyehu loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Xafiiska Qaramada Midoobey ee Nairobi (UNON), iyadoo uu m...
Saturday, March 9, 2019
-
Askariga Dhaqanka Xun Waxaan U Masaafurin Doonnaa Soomaaliya “Madaxwaynaha Uganda”
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa mar kale tusaale la yaab leh u soo qaatay dalka Soomaaliya oo uu ku tilmaamay meel laga jecel yahay dhaqan xumadda iyo gardarada.
Mar uu ka hadlay Askari Uganda u dhashay oo dh...
Saturday, March 9, 2019
-
Haween Ku Nool Caasimadda Hargeysa oo Walaac Ka Muujiyay Xukun Maxkamaddu Ku Riday Dad Muwaadiniina
Haween Ku Nool Caasimadda Hargeysa oo Walaac Ka Muujiyay Xukun Maxkamaddu Ku Riday Dad Muwaadiniina
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, March 9, 2019
-
Sheekh Aadan Siire oo Ka Dayriyay Xaaladda Dhaqaale Dalka Mudadii Xukuumadda Biixi Jirtay
Sheekh Aadan Siire oo Ka Dayriyay Xaaladda Dhaqaale Dalka Mudadii Xukuumadda Biixi Jirtay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, March 9, 2019
-
“Haddii La Fulin Waayo Heshiiskii, Khaatumo Way Noqon Anaguna Hindi Soo Shaqo Tagtay Ayaanu Noqon”…Siyaasi Cali Cantar
Siyaasi Cali Cantar oo ka mid ah xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa cod dheer ku sheegay in loo baahan yahay in la hirgeliyo heshiiskii hore u dhexmaray somaliland iyo Khaatumo.
Siyaasi Cali Cantar ayaa sheegay inaan ila...
Saturday, March 9, 2019
-
Raysal-wasaare Xasan Cali Khayre oo Baajiyay Safar uu Ku Tagayay Kismaayo
Raysal wasaare Khayre ayey wararku sheegeen inuu safarkiisa magaalada Kismaayo u baajiyey geerida ku timid wasiirkiisii arimaha dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.
Meydka Wasiirka ayaa la filayaa in magaalada Muqdisho la ...
Saturday, March 9, 2019
-
Madaxwayne Biixi Iyo Waftiguu Hogaaminayo oo Safar Ugu Ambabaxay Dalka Imaaraadka Carabta
Madaxwayne Biixi Iyo Waftiguu Hogaaminayo oo Safar Ugu Ambabaxay Dalka Imaaraadka Carabta
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, March 9, 2019
-
Shirkadda TRUE Cable oo Abaal-marinno Qaali ah Hargeysa Ku Guddoonsiisay Macaamiisheeda
Shirkadda bixisa adeegga rasiifarrada TV-yada ee True Cable, ayaa abaal-marinno bakhtiyaa nasiib ah oo gaadhi cusub oo kuwa raaxada ahi ku jiro, ayey ku abaal-marisay tiro ka mid ah macaamiisheeda.
Waxaa ka qaybgalay munaas...
Friday, March 8, 2019
-
Boosaaso: Toogasho Ka Dhacday Masaajid oo Lagu Dilay Suldaan Bashiir Muuse Koonte
Nin hubaysan ayaa toogasho ku dilay allaha u naxariisto Suldaan Bashiir Muuse Koonte oo ka mid ahaa isimadda Puntland,sida ay HOL u xaqiijiyeen goobjoogayaal.
Toogashada ayaa ka dhacday gudaha masaajidka Mubaarak oo ku yaal...
Friday, March 8, 2019
-
Puntland oo Dawladda Federaalka Ka Dalbatay Inay Ku Soo Wareejiso Qoondadii ay ku Lahaayeen Tirada Xujeyda ee Sannadkan
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Puntland, Cawil Sheekh Xaamud ayaa dowladda federaalka usoo jeediyay inay ku soo wareejiso qoondada Puntland ay ku lahaayeen tirada Xujeyda ee sannadkan soo gudaneysa Waajibaadka Xajka.
W...
Friday, March 8, 2019
« Previous Page — Next Page »