|
wararka
-
Wasiir Faratoon Oo U Jawaabay Madaxweyne Farmaajo
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland, Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa Madaxweynaha Somaliya ugu baaqay inuu ka digtoonadu kana fiirsado hadalada ka dhanka ah Somaliland, ee ka soo yeedhaya.
Wasiirka ...
Sunday, March 31, 2019
-
Wasiirka Distoorka Oo Beeniyay Inuu Socdaal Qarsoodi Ah Ku Tagay Israa’iil
Wasiirka distoorka iyo arrimaha Baarlamaanka Maxamed Xaaji Aaden, ayaa been abuur ku tilmaamay warar lagu baahiyay baraha bulshada oo sheegaya inuu socdaal qarsoodi ah ku tagay Israaiil.
Wasiir Maxamed, oo shalay hadal ka j...
Sunday, March 31, 2019
-
Wasiir Khaliil oo Soo Afjray Khilaaf Ka Dhex Istaadhmay Garyaqaan Guuleed Dafac Iyo Sheekh Cabdiraxmaan Dheere
Wasiir Khaliil oo Soo Afjray Khilaaf Ka Dhex Istaadhmay Garyaqaan Guuleed Dafac Iyo Sheekh Cabdiraxmaan Dheere
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, March 31, 2019
-
Sahra Halgan oo Walaac Ka Muujisay Bogeeda Facebook oo La Jabsaday
Sahra Axmed Maxamuud Halgan ayaa Walaac Ka Muujisay Bogeeda Facebook oo La Jabsaday Maalintii Shalay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, March 31, 2019
-
Somaliland: Shacabka oo U Dhagtaagaya Talaabadda Madaxwaynuhu Ka Qaado Golayaasha Wakhtigoodu Dhamaaday ee Deegaanka
Muddo xileedkii ay xukuumadii hore u kordhisay goleyaasha deegaanada ee dalka ayaa shalay oo ahayd 29 March 2019 ku eekayd.
Xildhibaanada goleyaasha deegaanada ee dalka oo ay tiradoodu tahay 353 xildhibaan ayay muddo xilleedk...
Saturday, March 30, 2019
-
Garyaqaan Guuleed Dafac oo Dacwad Ka Gudbiyay Sheekh Eedayn Baahsan U Jeediyay
Garyaqaan Guuleed Dafac oo Dacwad Ka Gudbiyay Sheekh Eedayn Baahsan U Jeediyay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, March 30, 2019
-
Dawladda Soomaaliya Oo La Sheegay Inay Golaha Ammaanka U Gudbisay Cabasho Ka Dhan Ah Socdaalkii Uu Madaxweyne Biixi Ku Tagay Dalka UAE
Dawladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay golaha ammaanka Qaramada Midoobay u gudbisay cabasho ka dhan ah socdaalkii uu Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi dhawaan ku tagay dalka Imaaraadka Carabta.
Warbaahinta busiweek ee laga l...
Saturday, March 30, 2019
-
Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland oo Soo Bandhigay Qorshe ay Kula Dagaalamayaan Sicir Bararka
Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland oo Soo Bandhigay Qorshe ay Kula Dagaalamayaan SIcir Bararka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Saturday, March 30, 2019
-
Fadhigii Golaha Shacabka oo Baaqday Iyo Xildhibaano Soo Jeedin U Gudbiyey Shirgudoonka.
Fadhi ay maanta yeelan lahaayeen xildhibaanada golaha shacabka ee soomaaliya ayaa dib u dhacay.
Kulanka baaqday ee xildhibaanada golaha shacabka oo furitaan u noqonayey kal fadhiga 5aad ee golahaasi ayaa u qabsoomi waayey ka di...
Saturday, March 30, 2019
-
War Degdega Madaxwayne Biixi oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Qaybo Kamida Xukuumadiisa
WAREEGTO MADAXWEYNE: 30 /03/2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-286/032019, uu Xilka qaadis, Magacaabid iyo Isku-beddel ku sameey...
Saturday, March 30, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|