-
Xukuumadda oo Sii Daysay Gaadhigii ay Qafaalatay ee Gudoomiye Cirro
Xukuumada somaliland ayaa shuruud la,aan dib u celisay gaadhi uu leeyahay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.
Afhayeen u hadlay ciidamada qaranka somaliland oo ilaa maalintii kham...
Tuesday, April 9, 2019
-
Madaxii Hoggaanka Ciidanka Qaranka Oo Xilkiisa Ku Waayay Arrin La Xidhiidha Gaadhiga Gudoomiye Cirro
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa xilkii ka qaaday madaxii hoggaanka ciidanka Qaranka Somaliland Gaashaanle Sare Mujaahid Cali Rooble Bulaale.
Qaar kamid ah ehelada sarkaalkan Gaashaan...
Tuesday, April 9, 2019
-
Ergo Ganacsato ah oo Dhex-dhexaadin ka Dhex Bilaabmay Ganacsadde Axmed Cismaan iyo Madaxwayne Muuse Biixi
Qaar ka mid ah ganacsatada waaweyn ee Somaliland ayaa isu xilqaamay dejinta xiisadda soo kala dhex gashay ganacsade Axmed Cismaan Geelle Arab iyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Ganacsatada ayaa kulan la qaatay madaxweyne Bii...
Tuesday, April 9, 2019
-
Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Dhex Maray Salaadiinta Beelaha Arab Iyo Ganacsatadii Dhexdhexaadinta Waday ?
kulan laba geesod ah oo ay maanta wada yeesheen qaar kamid ah ganacsatadda waawayn ee somaliland oo ku jira iyagu sidii xal looga gaadhi lahaa khilaafka cakiran ee ka dhex bilaabmay xukuumadda somailand iyo ganacsadde axmed cismaa...
Tuesday, April 9, 2019
-
Daawo Jabuuti oo markii ugu horaysay qiratay inay la wareegtay Shirkadda Ganacsade Axmed Cisman Geelle.
Dawladda Jabuuti ayaa xaqiijisay markii ugu horaysay inay la wareegtay shirkadda GSK ee uu mulkiilaha ka yahay Ganacsade Axmed Cismaan Geelle.
jabuuti waxay sheegtay siday hadalka u dhigtay in ay si kumeel-gaadh ah ula wareegta...
Monday, April 8, 2019
-
Daawo Muuse Biixi oo Madaxtooyaddii Somaliland u Raray Deegaankiisa iyo Dhismaheeda oo la wareejiyey.
Daawo madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa u raraya madaxtooyadda somaliland deegaanka xaafadiisa ee woqooyi galbeed magalada Hargeysa waxaana hada bilaabmay dhismaha madaxtooyadda oo ay dayr ku wareejiyeen ciidanka qara...
Monday, April 8, 2019
-
Daahir Calasaw oo Markale Soo Bandhigay Xoggo Xasaasiya Iyo Xidhiidhadda Dhex Maray Madaxtooyadda Somaliland Iyo Jabuuti
Daahir Calasaw oo Markale Soo Bandhigay Xoggo Xasaasiya Iyo Xidhiidhadda Dhex Maray Madaxtooyadda Somaliland Iyo Jabuuti
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, April 8, 2019
-
Jaaliyada Beesha Arab Ee UK Oo Si Adag Uga Hadlay Kiiska Ganacsade Axmed Geele Iyo Djibouti, Fariina Udiray Muuse Biixi
Jaaliyada Beesha Arab Ee UK Oo Si Adag Uga Hadlay Kiiska Ganacsade Axmed Geele Iyo Djibouti, Fariina Udiray Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, April 8, 2019
-
Xukuumadda Somaliland oo Sharciyo Cusub Ku Soo Rogtay Isgaadhsiinta Dalka
Xukuumadda Somaliland oo Sharciyo Cusub Ku Soo Rogtay Isgaadhsiinta Dalka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, April 8, 2019
-
Abwaan Weedhsame oo Meel Adag Iska Taagay Mawqifka Ay Jabuuti Ku Doonayso Ganacsadde Axmed Cismaan Geele
Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo ka mid ah hal-abuurka caanka ah ee reer Somaliland, ayaa ka hadlay qorshaha xukuumada Jabuuti ku doonayso in loogu gacan galiyo Ganacsade Axmed Geelle.
Abwaan Weedhsame ayaa bulsha...
Monday, April 8, 2019
« Previous Page — Next Page »