-
Cali Gurey oo U Sacabo Tumay Shirka Beelaha Habar Jeclo Iyo Gerxajis
Cali Gurey oo U Sacabo Tumay Shirka Beelaha Habar Jeclo Iyo Gerxajis
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, June 16, 2019
-
Dalalka Somaliya iyo Kuwait oo Xidhiidh Cusub oo Iskaasho Wada Yeelanaya
Wafdi Sare oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Dahir Aden Cilmi, ayna qeyb ka yihiin Taliyaha Ciidanka Badda Admiral Cabaas Amin Cali iyo Taliyaha Hoggaanka Howlgalada Col. Ciise Ahmed Wehliye aya...
Sunday, June 16, 2019
-
Qaramada Midoobay Oo Dalbatay In La Baadho Weerarkii Lagu Qaaday Maraakiibta.
Sucuudiga ayaa doonaya in jawaab "degdeg ah oo go'aan leh" laga bixiyo weerarradii dhawaan lagu qaaday maraakiibta saliidda ee gobolkaa marayey.
Wasiirka tamarta, Khaalid Al-Faalix, ayaa ka dardaar weriyey khatarta arintaasi ku...
Sunday, June 16, 2019
-
Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland oo u Mahadcelisay Ciidanka Booliska iyo Masuuliyiin la Shaqeeyey
Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliand ayaa Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ku ammaantay sidii ay u sugeen ammaanka goobaha uu maanta ka furmay Imtixaanaadka shahaadiga ah ee fasalka Siddeedaad ee dugsiga dhexe ...
Saturday, June 15, 2019
-
Wasiirkii Hore ee Difaaca Xukuumadii Siilaanyo oo Sheegay In Xukuumaddu Dayacday Gacanta Ku Haynta Badhan
Wasiirkii Hore ee Difaaca Xukuumadii Siilaanyo oo Sheegay In Xukuumaddu Dayacday Gacanta Ku Haynta Badhan
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, June 15, 2019
-
Salaadiinta Bariga Iyo Galbeedka Burco Oo Ka Hadlay Sida Ay U Arkaan Shirka Boqor Buurmadow Ku Dhawaaqay q
Salaadiinta Beelaha Bariga iyo Galbeedka Burco, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Shirka uu Boqor Buurmadaw ku baaqay ee uu sheegay inuu labadan Beelood uu Shir ugu qaban doono Magaalada Burco.
Suldaanka guud ee Beesha Barriga...
Saturday, June 15, 2019
-
Daawo Madaxwayne muuse biixi oo saxaafadda kala kulmay su`aallo kulul iyo nuxurka jawaabihii uu ka bixiyey waydiimihii
Daawo Madaxwayne muuse biixi oo saxaafadda kala kulmay su`aallo kulul iyo nuxurka jawaabihii uu ka bixiyey waydiimihii.
https://www.youtube.com/watch?v=snvue_7H7xE&t=99s
...
Saturday, June 15, 2019
-
Shirka Burco Shir-Beeleed Maaha Ee Waa Shir Siyaasadeed …” Wasiir C/Laahi Abokor”
Shirka Burco Shir-Beeleed Maaha Ee Waa Shir Siyaasadeed …” Wasiir C/Laahi Abokor"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Friday, June 14, 2019
-
Soomaaliya iyo Midawga Yurub oo kala Saxeexday Heshiis ku Kacaya Malaayiin Dolar
Xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub, ayaa munaasabad uu goob joog ka ahaa Ra’iisal-wasaare ku-xigeenka Soomaaliaya oo Muqdisho lagu qabtay maanta, ayey si wada-jir ah ugu kala saxeexdeenka maal-gelinta mashruuca d...
Friday, June 14, 2019
-
Khasaaraha Ka Dhashay Doon Urarnayd Ganacsato Somaliland Ah Oo Degtay.
Doon magaceeda La Odhan Jiray Maxamed Naciim oo Dabayaaqadii Bishii Ramadan kasoo Shiraaqatay Dekada Dubai
ee dalka Imaaraadka carabta oo u rarnayd ganacsato Reer Somaliland ah ayaa saaka degtay, sida Cabdiraxiim Saleebaan Ja...
Friday, June 14, 2019
« Previous Page — Next Page »