-
Wasiirka Gaadiidka oo Ka Hadlay Xal Ay ugu Talo Galeen In Lagu Yareeyo Halista Shilalka Gaadiidka
Wasiirka Gaadiidka oo Ka Hadlay Xal Ay ugu Talo Galeen In Lagu Yareeyo Halista Shilalka Gaadiidka
https://youtu.be/qupE12ShzRg...
Sunday, June 30, 2019
-
Boqor Raabi oo Sheegay In Taladii Dalka Qoys Haystaan Fariin Adagna U Diray Shacabka
Boqor Raabi oo Sheegay In Taladii Dalka Qoys Haystaan Fariin Adagna U Diray Shacabka
https://youtu.be/nPVoS5WSSMA...
Sunday, June 30, 2019
-
Khalifa Haftar oo Turkiga u Hanjabay
General Khalifa Haftar oo maleeshiyaad daacad u ah ay ka dagaallamaan Libya ayaa ku goodiyay inuu weerari doono danaha Turkiga ee Libya, ka dib markii dib u dhac weyn uu kala kulmay dadaalkii uugu jiray inuu ku qabsado caasimadda ...
Sunday, June 30, 2019
-
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Dhagax dhigay Dhisme cusub oo Wasaaraddu ku yeelanayso Baligubadle
Agaasimaha guud ee Wasaaradda hawlaha guud, dhulka iyo guryaynta Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur oo uu weheliyo Yuusuf Siciid oo ah Madaxa shaqaalaha ee Wasaaraddaas iyo Isu-duwaha gobolka HAWD Daauud Cabdi Yuusuf ayaa safar kormeer sh...
Sunday, June 30, 2019
-
Nuxurka Qodobadda Lagaga Dooday Shirkii Dhex Maray Madaxwaynaha iyo Axsaabta Qaranka
Nuxurka Qodobadda Lagaga Dooday Shirkii Dhex Maray Madaxwaynaha iyo Axsaabta Qaranka
https://youtu.be/Nx41U7rFghc...
Saturday, June 29, 2019
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Digreeto Aanu Shaacin Ku Magacaabay Laba Taliye Ku Xigeen Oo Ay Isku Deegaan Yihiin.
Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay laba masuul oo ka mid noqonaya xukuumadiisa.
Madaxweynaha ayaa digreeto uu soo saaray bishii May balse aan la shaacin waxa uu ku magacaabay laba taliye ku xigeen ug...
Saturday, June 29, 2019
-
Kenya Oo Loogu Baaqay In Ay Furto Xafiiskeeda Hargaysa
Muwaadiniinta reer Kenya oo ku nool, kana shaqeysta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Xukuumaddooda ku booriyey inay qunsuliyad ka furato Hargeysa, si ay fursad ugu helaan inay cusboonaysiistaan Baasaboorka dalkooda isla markaana ay u...
Saturday, June 29, 2019
-
Trump iyo Kim oo Ku Ballansaday Soohdinta Hubka Ka Caaggan Ee U Dhexaysa Labada Kuuriya
Madaxweyne Trump ayaa qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay waxa
uu hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ku marti qaaday soohdinta militariga ka caaggan ee u dhexaysa Kuuriyada Waqooyi iyo ta Koonfureed.
Madaxweynaha ...
Saturday, June 29, 2019
-
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta oo Beeniyay Eedaymo Ay U Jeediyeen Qaar Kamida Darawaladda Gaadiidkii Gurmadka Abaaruhu
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta oo Beeniyay Eedaymo Ay U Jeediyeen Qaar Kamida Darawaladda Gaadiidkii Gurmadka Abaaruhu
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Friday, June 28, 2019
-
Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Afgambigii Fashilmay Ee Ka Dhacay Dalka Itoobiya
Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi ayaa ka hadlay isku deygii afgembi ee ka dhacay wadanka Itoobiya.
Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlayey xuska 26-ka June ayaa sheegay inay barbar taagan yihiin dawlada Itoobiya.
Mad...
Friday, June 28, 2019
« Previous Page — Next Page »