-
Madaxweyne Biixi Oo Heshiis Laga Gaadho Doorashada Iyo Qaddiyada Komishanka Uu Ku Xidhay In Cirro Dalka Yimaado Goob Joog-na Noqdo
Ergayga Midowga Yurub danjire Nicolás Berlanga Martinez, ee u kala dab qaadayay Madaxweyne Biixi iyo madaxda xisbiyada mucaaradka, ayaa wuxuu madaxda mucaaradka ku wargeliyay in heshiis laga gaadho khilaafka doorashada iyo qaddiy...
Wednesday, July 24, 2019
-
Madaxweynaha Puntland Oo La Garnaqsaday Dawlada Federaalka Ah Iyo Qodobada uu Ku Andacoonaayo
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa la garnaqsaday dawlada federaalka ah ee soomaaliya.
Madaxweynaha Puntland ayaa qodobada uu kula garnaqsaday dawlada federaalka ah ee soomaaliya oo ay shaacisay madaxt...
Tuesday, July 23, 2019
-
Abwaan Weedhsame Oo Ka Hadlay Gudoomiyaha Xidigaha Geeska oo Hargeysa Loogu Hanjabay
Abwaan Weedhsame Oo Ka Hadlay Gudoomiyaha Xidigaha Geeska oo Hargeysa Loogu Hanjabay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, July 23, 2019
-
Xisbiga Waddani Oo Baarlamaanka Ugu Baaqay In Ay Si Degdeg Ugu Yeedhaan Wasiirka Arrimaha Gudaha
Xisbiga Waddani Oo Baarlamaanka Ugu Baaqay In Ay Si Degdeg Ugu Yeedhaan Wasiirka Arrimaha Gudaha
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, July 23, 2019
-
“Gobolkii Somaliland Dhalay In Goboladii Laga Soo Qaxay La Dhaafiyo Xaq Maaha Yeeli Mayno Oo Waanu…Xildhibaan Nac-Nac
"Gobolkii Somaliland Dhalay In Goboladii Laga Soo Qaxay La Dhaafiyo Xaq Maaha Yeeli Mayno Oo Waanu…Xildhibaan Nac-Nac
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, July 23, 2019
-
“ Waa Dhici Kartaa In Arrinta Iran Lagu Xalliyo Dagaal Ama Wada-Hadal.. “ Madaxweyne Trump
Istaraatijiyadda Mareykanka ee ku wajahan Iran ayaa u muuqata mid jahwareersan, iyadoo ay u muuqato in Washington ay ka sii yaraanayaan doorashooyinkeeda ku aaddan inay ka fogaaato isku dhacyo.
Madaxweyne Trump ayaa sheegey in ...
Tuesday, July 23, 2019
-
Ingiriiska oo Raysal Wasaare Cusub Loo Doortay Madaxweyne Trump Iyo Midawga Yurub Oo Ka Hadlay
Xoghayihii arimaha dibada Ingiriiska Boris Johnson ayaa ku guulaystay inuu noqdo raysal wasaaraha cusub ee dalkaasi.
Doorashadii ugu dambaysay ee xisbiga Conservatives ku dooranayey hogaankiisa ayuu ka helay Mr Boris Johnson ...
Tuesday, July 23, 2019
-
Xaalad Musuqmaasuq oo Lasoo Daristay Wasiirka Maaliyadda Dawladda Kenya
Wasiirka maaliyadda Kenya ayaa la xidhi doona laguna soo oogi doonaa dacwado la xiriira musuq-maasuqa dhismaha laba biyo-xidheen, waxaa sidaas maanta sheegay dacwad oogaha guud ee Kenya.
Dacwdaha ka dhanka ah Henry Rotich a...
Monday, July 22, 2019
-
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Mamnuucay Shirarka Aan Caadiga ahayn ee Golayaasha Deegaanka ee Dalka
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Mamnuucay Shirarka Aan Caadiga ahayn ee Golayaasha Deegaanka ee Dalka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, July 22, 2019
-
Xisbiga UCID Oo Shaaciyay Gudida Qabanqaabada Shirka Golaha Dhexe oo La Filayo Inuu Dhawaan Ka Dhaco Caasimadda
Xisbiga UCID Oo Shaaciyay Gudida Qabanqaabada Shirka Golaha Dhexe oo La Filayo Inuu Dhawaan Ka Dhaco Caasimadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, July 22, 2019
« Previous Page — Next Page »