-
Dawlada Soomaaliya Oo Amar Duldhigtay Shirkada Diyaaradaha Ee Ethiopian Airline.
Dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa mar dul dhigtay diyaarada Ethiopian Airline ee duulimaadyada ku timaada garoonka Muqdisho.
Wasiirka duulista hawada iyo gaadiidka ee dawlada Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Oomaaroo la h...
Thursday, August 8, 2019
-
Qaar Kamida Cuqaasha Deegaanka Gobolka Awdal oo Sheegay Inay Doorasho Gobolkaas Ka Dhacda Diyaar U Yihiin
Qaar Kamida Cuqaasha Deegaanka Gobolka Awdal oo Sheegay Inay Doorasho Gobolkaas Ka Dhacda Diyaar U Yihiin
https://youtu.be/RJNMWpOCv6Q...
Wednesday, August 7, 2019
-
Madaxwayne Biixi oo Maanta U Dhoofay Xajka
Madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa maanta u dhoofay dalka sucuudiga isagoo halkaas u tagaya soo gudashada xajka
https://youtu.be/Wxi72QrbUkQ...
Wednesday, August 7, 2019
-
Soomaaliya oo Ka Mahad Celisay Arin ay Somaliland Samaysay
Soomaaliya oo Ka Mahad Celisay Arin ay Somaliland Samaysay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, August 7, 2019
-
Xildhibaan Nacnac oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay Inuu Muujiyo Dulqaad iyo Dabacsanaan
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa wax aad loola yaabo ku tilmaamay hadalkii ka soo yeedhay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Maxam...
Wednesday, August 7, 2019
-
Halkuu Salka Ku Hayaa Buuqii Saaka Ka Dhashay Golaha Wakiiladd Somaliland ?
Halkuu Salka Ku Hayaa Buuqii Saaka Ka Dhashay Golaha Wakiiladd Somaliland ?
https://youtu.be/RCoBgKsabjA...
Tuesday, August 6, 2019
-
Nuux Taani oo Xabsiga Dhigay Taliyihii Guutadda 31 aad ee Ciidamadda Qaranka Gaashaanle Sarre Doolaal
Taliyaha Ciidanka Milatariga Somaliland Nuux ismaaciil Taani ayaa xarunta miiska saraakiisha ee ciidanka qaranka ku xidhay Taliyihii Guutadda 31 aad ee Ciidamadda Qaranka Gaashaanle Sarre Ismaaciil Faarax Cawaale Doolaal kaas oo h...
Tuesday, August 6, 2019
-
“Madaxweyne Dulqaadku Doqonimo Maaha Ee Ha Ku Khaldamin” Xidhibaan Siciid Gaane “
Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa sheegay inay Golayaasha hor keeni doonaan mushkilada iyo xaalad ka taagan Gobolka Sanaag, si xal qaran loogu raadiyo, waxaanu si gaar a...
Monday, August 5, 2019
-
“Dhaawacii Shaqo Qaran Gaadhay Wali Lama Dawayn “Xoghaye Yuusuf Kayse”
"Dhaawacii Shaqo Qaran Gaadhay Wali Lama Dawayn "Xoghaye Yuusuf Kayse"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, August 5, 2019
-
Wufuud ay Hogaaminayaan Madaxwaynayaasha Somalida Iyo Oromadda Ethiopia oo Gaadhay Deegaano Ka Tirsan Ismaamulka Somalida
Madaxweyneyaasha maamulada Soomaalida iyo Oromada ee dalka Itoobiya ayaa gaadhay magaalada Dhagaxbuur ee dawlada deegaanka soomaalida.
Madaxweyne Mustafe Cagjar iyo dhigiisa maamulka Oromada oo ka qayb galayey shir layskugu...
Monday, August 5, 2019
« Previous Page — Next Page »