-
Taliyihii Ciidamadda Booliska Somaliland oo Goor Dhawayd Ku Geeriyooday Hargeysa
Taliyihii Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa Goor Dhoweyd Cisbitaalka International ee Ku Yaala Magaaladda Hargeisa
Taliyaha ayaa ku geeriyooday cisbitaalka Hargeisa International oo uu xaalad ...
Friday, November 1, 2019
-
Xukuumadda Somaliland oo Go’aamo ka Soo saartay Colaad Ka Taagnayd Gobolka Salal
Xukuumadda Somaliland oo Go'aamo ka Soo saartay Colaad Ka Taagnayd Gobolka Salal
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, November 1, 2019
-
Tirada Dad Loo Qabqabtay Rabshadihii Ka Dhacay Ethiopia
Inta la og yahay 78 qof ayaa ku dhintay rabshadihii dhawaan ka dhacay dalka Ethiopia, halka Ciidamada Booliska itoobiya ay sheegeen in ay qabqabteen dad gaadhaya 409 Qof xabsiga dhigtay, markii lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen ra...
Friday, November 1, 2019
-
“Madaxda Soomaaliya Ayaanu is hayaan Shicibka Isma Hayno ”Kenya”
“Madaxda Soomaaliya Ayaanu is hayaan Shicibka Isma Hayno ”Kenya"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, November 1, 2019
-
Ugaaska Beelaha Arab oo Masuuliyadda Xayiraadda Hadhwanaag News Dusha Ka Saaray Madaxwayne Biixi
Ugaaska Beelaha Arab oo Masuuliyadda Xayiraadda Hadhwanaag News Dusha Ka Saaray Madaxwayne Biixi
https://youtu.be/y1ATq4DJ_Qc...
Thursday, October 31, 2019
-
Xoghayihii Caafimaadka Ee Xisbiga Waddani Oo Is Casishay
Xoghayaha caafimaadka ee xisbiga Waddani Marwo Saado Jaamac Aadan ayaa sheegtay inay iska casishay xilkii xisbiga Waddani.
Marwo Saado oo u warantay Telefishanka Sahan, waxay sheegtay inay martay jidkii ay mareen xildhibaan Sic...
Thursday, October 31, 2019
-
Isbedelka Itoobiya Oo Saamaynaya Somaliland
Dawladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in la dhammaystiray isbedel lagu sameeyay siyaasadda arrimaha dibadda ee Itoobiya. Sidaas waxa sheegay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda dalkaas Nebiat Getachew oo saxaafadda kula hadlay A...
Thursday, October 31, 2019
-
Masuuliyiin Warar Is khilaafsan Ka Soo Saaray Dufaanta
Masuuliyiin Warar Is khilaafsan Ka Soo Saaray Dufaanta
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, October 31, 2019
-
Halkee Buu Ku Danbeeyay Arrinta Xildhibaankii Xeer Ilaalinta Puntland Eedaha u Soo Maleegtay?
Halkee Buu Ku Danbeeyay Arrinta Xildhibaankii Xeer Ilaalinta Puntland Eedaha u Soo Maleegtay?
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, October 31, 2019
-
Sheekh Saleebaan oo Xukuumadda Dusha Ka Saaray Dhaliisha Ku Aadan Jabhadaha Dalka Ka Dilaacay
Sheekh Saleebaan oo Xukuumadda Dusha Ka Saaray Dhaliisha Ku Aadan Jabhadaha Dalka Ka Dilaacay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, October 31, 2019
« Previous Page — Next Page »