|
wararka
-
Tartan Noociisu Ku Cusubyahay Somaliland oo Lagu Xusayo Mujaahid Aadan Cadde oo Lagu Qabtay Hargeysa
Tartan Noociisu Ku Cusubyahay Somaliland oo ay Maalgalisay Shirkadda SBI oo Lagu Xusayo Mujaahid Aadan Cadde ayaa maanta Lagu Qabtay caasimadda Somaliland ee Hargeysa
Tartankan oo ahaa mid si Heersare ah loosoo agaasimay islama...
Wednesday, May 20, 2020
-
Madaxwayne Trump oo Isticmaalay Dawo Ay Isticmaalkeeda Ka Digeen Dhakhaatiirtu
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu isticmaalay daawada loo yaqaano hydroxychloroquine -ka in kastoo ay saraakiisha caafimaadku ka digeen in daawadaan loo qaato fayraska karona.
Isaga oo wariyaasha kul...
Tuesday, May 19, 2020
-
Turkiga oo loolanka Yemen kusoo biiray+ Sacuudiga iyo Imaaraadka oo ka walaacsan
Dowlada Turkiga ayaa la sheegay in ay kordhineeyso joogitaankeeda dhulka xeebaha ah ee koofurta Yemen, si ay u ballaariso saldhigeeda marinka Baabul Mandeb, taasi oo wer-wer ku abuurtay Sucuudiga iyo Imaaraadka Carabta.
Dhaq-dh...
Tuesday, May 19, 2020
-
Mid Kamida Ciyaaryahanadii Caanka Ku Ahaa Kubadda Cagta Somaliland oo Waraysi Lala yeeshay
Mid Kamida Ciyaaryahanadii Caanka Ku Ahaa Kubadda Cagta Somaliland oo Waraysi Lala yeeshay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, May 19, 2020
-
Magacyadda 12 Sarkaal Oo Madaxweyne Biixi Billad Geesiyo Ku Taxay
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay bilad geesi siiyay 12 sarkaal oo ka tirsan ciidanka qaranka, kuwaas oo loo aqoonsaday geesiyaal.
Magacyada saraakiishaas ayaa kala ah
Gaashaanle sare Ismaaciil Faarax Cawaale Doolaa...
Tuesday, May 19, 2020
-
Madaxweyne Biixi Oo Maxaabiis Badan Cafiyay
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Cafis U Fidiyay Maxaabiis Ka Badan 300 oo maxbuus kuwasoo ku xidhnaa jeelasha kala duwan ee dalka sida lagu sheegay digreeto madaxwayne oo kasoo baxday xafiiskiisa taas oo u dhignayd ...
Tuesday, May 19, 2020
-
Ugaaska Guud ee Beelaha Somaliland oo Tacsiyadeeyay Geeridii Mujaahid Xasan Guure Kana Hadlay Xuska 18 May
Bislmilaah wa salaatu wa salaamu calaa sayidal mursaleen, Nabiyunaa Maxamed(scw).
Salaan, duco iyo saamaxaad kadib.
Waxaan ku celecelinayaa tacsida Muj/Marxuum/ Xasan Guure Jaamac oo ah aqoon hoyatay, taariikh iyo xognimo hoya...
Monday, May 18, 2020
-
Agaasimaha Maaliyaddu Wuxuu Fashiliyay Silsilad Musuqmaasuq Ah
Sidaynu Ognahay Agaasimaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Mudane Gurxan ayaa u shaqeeya si hagar la’aan ah marwalbana u heelan sidii uu ula dagaalami lahaa Hababka Musuq ee ay adeegsan karaan Shaqaalaha Kastamadda Somaliland i...
Monday, May 18, 2020
-
Taariikhda cudurradii safmarka ahaa ee saameeyay cibaadada bisha Ramadaan
Muslimiinta sannadkan wuxuu Ramadaankan u yahay mid ka duwan kuwii hore maadama lagu soo rogay xayiraado saameyn ku yeelatay cibaadooda si looga hortaggo fiditaanka feyraska Korona, balse waxaa dunida soo maray cudurro kale oo saf...
Monday, May 18, 2020
-
Dal ragga iyo dumarka ku amray inay suuqa aadaan maalmo kala duwan
Dowladda Panama waxay sharci adag u yeeshay xayiraadda lagu xakameynayo cudurka coronavirus, iyadoo ragga u oggolaatay inay danahooda bannaanka soo fushadaan maalmo gooni ah, dumarkana maalmo kale oo u gaar ah.
Tallaabadan ayaa...
Monday, May 18, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|