|
wararka
-
Shiinaha Iyo Maraykanka oo Jawigooda Siyaasadeed Is Bedelay
Wasiirka arrimaha dibedda Shiinaha Wang Yi ayaa maanta si dadban ugu eedeeyay madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump in uu dagaal kale oo qabow gelinayo labadooda dal.
Mr. Wang Yi oo aan soo hadal-qaadin magaca madaxwey...
Monday, May 25, 2020
-
“Waa Nasiib Darro In Qalabkii COVID 19 Suuqa Lagu Iibiyo
“Waa Nasiib Darro In Qalabkii COVID 19 Suuqa Lagu Iibiyo
Ish Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, May 25, 2020
-
M Biixi oo Tacsi U Diray Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Asluubta oo Maanta Lagu Aasay Hargeysa
TACSI MADAXWEYNE: 25/05/2020
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi...
Monday, May 25, 2020
-
Imaaraadka oo si cadho leh uga fal-celiyey Gargaar ay Israel u sii mariyeen Falastiin oo la diiday
Siyaasiyiinta, aqoonyahanka iyo dadka isticmaala baraha bulshadda ee Imaaraadka Carabta u dhashay ayaa si adag uga falceliyay diidmadii maamulka Falastiin ee kaalmo daawo ah oo uga timid Imaaraadka, taasi ay usoo marsiiyay Israel....
Monday, May 25, 2020
-
Xoghayaha Guud ee QM António Guterres Oo Farriin U Diray Biixi Iyo Farmaajo
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa ugu baaqay Madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya inay dib u bilaabaan wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya.
Warbixinta saddex biloodka ah ee uu xoghayaha gu...
Monday, May 25, 2020
-
Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Asluubta oo Ku Geeriyooday Hargeysa
Alle Ha,Unaxariistee Taliye ku Xigeenkii Ciidamada Asluubta Somaliland Marxuum Sarreeyo Guuto Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle oo Caawa Hargaysa ku Geeriyooday.
Marxuumka ayaa hore usoo noqday Taliye ku Xigeenka Ciidamada Booliska S...
Monday, May 25, 2020
-
Waa Kuma Safiirka Carbeed ee Maanta Ku Geeriyooday Magaaladda Muqdisho ?
Waxaa saaka gudaha magaalada Muqdisho ku geeriyooday safiirkii Jaamacadda Carabta u qaabilsanaa arrimaha dalka Soomaaliya, Danjire Xamuud Samraan Al-Xuwayti.
Ilo lagu kalsoon yahay ayaa Warbaahinta u soo dusiyey in Al-Xuweyti u...
Sunday, May 24, 2020
-
Muqdisho Sarkaal Sarre oo Boolis ah oo Todobaad Gudihii Ka Badbaaday Laba Qarax oo Lala Beegsaday
Tafaasiil dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax maanta lala eegtay taliyaha hoggaanka caafimaadka ee ciidanka booliska Soomaaliya Janaraal Cali Barre Xersi “Cali Gaab” xilli uu marayay waddada Afisoyooni
Wararku waxay s...
Sunday, May 24, 2020
-
Somaliya Waa Inay Gaysaa Awdal Mucaawimo, Kol Haddii Togdheer Iyo Sanaag Ay Gaysay
Somaliya Waa Inay Gaysaa Awdal Mucaawimo, Kol Haddii Togdheer Iyo Sanaag Ay Gaysay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, May 24, 2020
-
Somaliland Halkeebuu Marayaa Caabuqa Cudurka Covid 19 ?
Somaliland Halkeebuu Marayaa Caabuqa Cudurka Covid 19 ?
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, May 24, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|