Turkiga Oo Deeqo Gargaara U Diray Mareykanka
Dowladda Turkiga ayaa gargaar caafimaad u dirtay dalka Mareykanka oo haatan kamid ah dalalka la daalaa dhacaya xanuunka corona.
Gargaarkan ayaa ah qalabka lagu baadho xanuunka corona oo gaadhaya 500,000 oo Turkiga uu u diray da...
Friday, March 20, 2020
“Waan Kuu Rari Ee Kuma Furo”Cali Gurey”
Dawladda Muqdisho. “Yaakhii Haddaba Annagu Waan Kuu Rari Karnaa hadhowse Kuuma Furi Karno”
Dawladda Muqdisho waa suurtogal in xiliyada qaar ay dhibaato caam ah sida tan maanta jirta oo kale ay joojin karto duulimaadyada...
Farmaajo & Biixi Telefoon Bay Ku Wada hadleen
Waxa Qoray Maxamed Haaruun Biixi
Warar xog-ogaal ah ayaa la iigu xaqiijiyay in Madaxweyne Biixi iyo Madaxweyne Farmaajo ay shalay subaxdii hal cabaar ah tel ka kaga wada hadleen sidii duulimaadyadii diyaaradaha ee Hargeysa u ...