Yaa Ka Dambeeya Shirqoolka Loo Dhigay Astaan Cable Iyo Maamulkiisa ?
Somaliland tan iyo intii uu xukunka qabtay madaxwayne biixi waxa soo baxaya dagaalo culus oo xubno kamida qoyska madaxwayne biixi kula jiraan shirkadaha ka ganacsadda dalka
Dagaaladan oo ah qaar aan hore looga baran dawladihii ...
Sunday, August 2, 2020
Doorashooyinka Somaliland Ma U Muuqdaan Qaar Ku Qabsoomaya Sanadkan ?
Xisbiyadda Somaliland ee saddexda ah ayaa dhawaan shaaciyay heshiis ay sheegeen inay ka gaadheen khilaafkii mudada taagnaa ee doorashooyinka balse waxa hubaala in caqabado badani ku gadaaman yihiin qabsoomida Doorashooyinka isku s...