-
Warbixin:- Qaabkii Loo Musuqay Mashruucii Laydhka Garoonka Hargaysa Stadium.
Hargeysa(BGM):- Sanadkii Hore Bilowgii Sii Ayay Ahayd Markii Aanu Ku Baraarugnay Inay Jirto Baahi Dhanka Laydhka Ah Si Habeenkii Loogu Ciyaaro Hargeisa Stadium.
Isla Waqtigaasi Ayaannu Ka Hawlgalnay Sidii Aanu Garoonka Ha...
Wednesday, November 11, 2020
-
Ayax Fara Badan Oo Duulaan Ku Ah Dhul Daaqsimeedka Loo Dalxiis Tago Ee Degmada Dayniile
Hargeysa(BGM):- Duleedka caasimada Soomaaliya, Muqdisho, waxaa hareeyay Ayax farabadan oo ay masuuliyiintu ka baqayaan inay waxyeeleeyaan dhirta oo kadibna saameyn ku yeelan karta dalxiiska.
Ayaxa ayaa yimid Sabtidii bannaank...
Wednesday, November 11, 2020
-
“Waa In Dib Loo Mideeyo Qoyska Kala Maqan Oo Dib Loosoo Celiyo Nidaamkeennii Socdaalka” Ilhan Cumar
Hargeysa(BGM):- Ilhan Cumar oo katirsan aqalka Koongareeska Maraykanka ayaa sheegtay in loo baahan yahay in dib loo mideeyo qoyssaska kala maqan islamarkaana dib loosoo celiyo nidaamkii socdaalka dalka Maraykanka.
Maamulkii...
Wednesday, November 11, 2020
-
Daawo:- Warbixiin Waa Kuma Tababaraha Ciyaaarha Gobolada Ugu Khibrada Badani
Daawo:- Warbixiin Waa Kuma Tababaraha Ciyaaarha Gobolada Ugu Khibrada Badani
https://youtu.be/ZT-WfMZMFhc
...
Wednesday, November 11, 2020
-
” Maxey Ku Kala Duwan Yihiin Guddiyadii Doorashada 2016ka Iyo Kan 2020ka, Kalsooni Darro Ayaa Muuqata” Mahdi Guulleed
Hargeysa(BGM):- Xukuumadda Soomaaliya ayaa arin u muuqata kalsooni darro iyo quus ku tilmaamatay war-murtiyeedkii ka soo baxay qaar ka mid ah musharixiinta u taagan qabashada madaxweyne ee doorashada 2020-21ka.
Ra’iisal w...
Wednesday, November 11, 2020
-
‘’ Dalku Wuxuu Halis U Yahay Dagaal Ka Dhasha Habka Loo Maareynayo Doorashada” Pro Cabdi Ismaaciil Samatar
Hargeysa(BGM):- Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo bare wax ka dhiga Jaamac ku taala gobolka Minnesota ayaa si kulul uga hadlay khilaafka ka taagan guddiyada Dowladda Soomaaliya ay u saartay doorashada 2020-21.
Prof Samatar ay...
Wednesday, November 11, 2020
-
Daawo:- Gudida Joogtada Golah Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Hayada Aafooyinka
Daawo:- Gudida Joogtada Golah Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Hayada Aafooyinka
https://youtu.be/6bXHDMFG5zY
...
Tuesday, November 10, 2020
-
Daawo:- Xoghye Xisbiga Waddani Aya Dhaliilay Xukuumada Madaxweyne Muse Biixi
Daawo:- Xoghye Xisbiga Waddani Aya Dhaliilay Xukuumada Madaxweyne Muse Biixi
https://youtu.be/ZvcddH6lK70
...
Tuesday, November 10, 2020
-
Wararkii Ugu Dambeeyay Gulufka Militari Ee Ka Socdo Gobolka Tigreyga
Hargeysa(BGM):- Ciidamada Militariga Itoobiya ayaa sii wada hawlgalka ka dhanka ah Maamulka Gobolka Tigreyga ee Waqooyiga Itoobiya, iyadoo ciidamaduna isu ballaarinayaan deegaanada Tigreyga.
Taliyaha cusub ee Ciidamada Itoo...
Tuesday, November 10, 2020
-
Warbaahin Caalamiya Oo Sheegtay In Somaliland Door-Bidayso Inay Xidhiidh La Yeelato Isreal
Somaliland waxay noqon kartaa Goob Laga llaaliyo Marinka Bab el-Mandab Oo Muhiim U Ah Isreal iyo Dunida kaleba
Hargeysa (BGM):– Warbaahinta Dunida badhkood ayaa Saadaaliyey inay Suurto-gal tahay in Somaliland heshiis Diblumaa...
Tuesday, November 10, 2020
« Previous Page — Next Page »