|
wararka
-
Paul Pogba oo laga helay fayraska corona
Laacibka khadka dhexe uga dheela kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa laga helay fayraska corona, sida uu sheegay tabaraha kooxda qaranka Faransiiska Didier Deschamps.
27- sano jirkan ayaa muddo 1...
Friday, August 28, 2020
-
Jeff Bezos: Sababta uu taajir u sii noqonayo ninka dunida ugu qanisan
XIGASHADA SAWIRKA,AFP
Jeff Bezos oo ah ninka dunida ugu taajirsan ayaa gaaray heer aan horay loo arag muddo afartan sano ah ka dib markii hantidiisa ay gaartay $204 bilyan oo doollar.
Wargeyska Forb...
Friday, August 28, 2020
-
Muxuu yahay dholla-tuska isu caga jugleynta millitari ee Turkiga iyo Giriigga?
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Qoraalka sawirka,Sawirka markabka Oeis shipruc
Turkiga iyo Giriiggga ayaa labaduba ku dhawaaqay in jasiiradda Crete ay maanta ka sameeynayaan dhuulla-tus milat...
Friday, August 28, 2020
-
Muxuu raysal wasaaraha Japan Shinzo Abe uga tagayaa shaqada?
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Raysal wasaaraha dalkaasi Japan Shinzo Abe ayaa lagu wadaa inuu is casilayo sababo la xiriira xaaladdiisa caafimaad sida ay sheegtay warbaahinta gudaha.
Raysal wasaaraha ay...
Friday, August 28, 2020
-
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Maanta gaaray Samareeb-Galmudug +Sawirro
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta gaaray magaalada Samareeb ee xarunta Galmudug, iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee magaaladaas.
U jee...
Friday, August 28, 2020
-
Xog:Carqaladaha hortagaan in Farmaajo magacaabo Ra’iisal-wasaare Cusub
Muddo bil ka badan ayaa laga joogaa markii baarlamaanka Soomaaliya ay xilka ka qaadeen ra’iisul wasaarihii hore, Xassan Cali Kheyre.
Kheyre oo xil ka qaadis lagu sameeyay ku tilmaamay shraci darro ayaaa shee...
Friday, August 28, 2020
-
USA; Shirweynihii Jamhuuriga oo la soo Gababeeyey
Dalkan Mareykanka xalay waxaa la soo gabagabeeyay shirwaynaha xisbiga Jamhuuriga ay ku taageerayaan musharaxooda xilka madaxweyne ee Donald Trump, kaas oo u xusul-duubaya in afar sano oo kale la doorto.
Madaxweyne Trump aya...
Friday, August 28, 2020
-
Deg Deg:- Maayirka Borama Shaaciyay Cida Bixisay Amarka Ugaaska Loogu Diiday In Uu Borama Yimaado
Deg Deg:- Maayirka Borama Shaaciyay Cida Bixisay Amarka Ugaaska Loogu Diiday In Uu Borama Yimaado,
https://www.youtube.com/watch?v=Q81NCNOe-eE&feature=emb_title
...
Friday, August 28, 2020
-
New Zealand: Xabsi daa’im lagu xukumay Brenton Tarrant
WELLINGTON — Garsoore u dhashay New Zealand ayaa Khamiista maanta ah xukun xabsi daa’im oo aan cafis laheyn ku riday ninka caddaanka ah, Brenton Tarrant, kaasi oo 51 qof oo Muslimiin ah oo cibaadeysanayay ku toogtay dalk...
Thursday, August 27, 2020
-
Go’aanno ka soo baxay shir u socday madaxda Puntland iyo Jubbaland
Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo labadii maalmood ee la soo dhaafay shir wadatashi ah uga socday magaalada Garoowe ayaa maanta soo saaray war murtiyeed ay ku sheegeen...
Thursday, August 27, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|