|
Warar Xiiso Leh
-
Kiisaska Cusub Ee COVID-19 Ayaa Sii Kordhay Sida Ay Sheegtay Waaxda Caafimaadka Ee Minnesota
Hargeysa(BGM):- Bukaannada cusub ee COVID-19 ayaa weli si aad ah u sii kordhaaya, sida ku cad tirooyinka ay soo saartay Jimcihii Waaxda Caafimaadka ee Minnesota (MDH).
Saraakiisha caafimaadka ayaa shalay sheegay in 1,721 bu...
Monday, October 26, 2020
-
Madaxweynaha Oo Qaabiley Safiirka Taiwan U Fadhiya Jamhuuriyadda Somaliland
Hargeysa(BGM):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka safaarada Dalka Taiwan ku leeyahay Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan caasimada Hargeysa, Ambassador A...
Monday, October 26, 2020
-
Somaliland Oo Ka Jawaabtay Eedeymo Ka Dhashay Cafiskii Madaxweyne Biixi Uu U Fidiyay Maxamed Cumar Carte
Hargeysa(BGM):- Xukuumadda Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal heyn ka dhalatay cafiskii madaxweynaha Muuse Biixi Cabdi uu u fidiyay Ra’iisal Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte.
Qoraal uu saar...
Monday, October 26, 2020
-
“Xisbi Xaakimku Waa Muraayadda Xukuumadda Jirta, Kolba Sida Uu U Ekado Ayay Xukumadduna Tahay”
Hargeysa(BGM):– Dr. Cumar Shucayb Maxamed oo Xukuumaddii hore Axmed Siillaanyo ka soo qabtay xilka Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, ayaa sheegay inuu isagu ku taliyey in aan Golaha Dhexe ee Xisbiga kulmiye la yarayn, isla-markaana...
Sunday, October 25, 2020
-
Xukuumadda Oo Ka Hadashay Diyaaradaha Fly Dubia Iyo Al-Arabia Oo Dalka Ka Xayiran & Waxa Looga Baahan Yahay
Hargeysa(BGM): – Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Shirkadaha diyaaradaha ee Fly Dubia iyo Al-arabia, kuwaasi oo Dawladdu saartay Xayiraad ah in aanay Somaliland ka shaqayn karin.
Xukuumaddu waxay sheegtay in Fly Dubia i...
Sunday, October 25, 2020
-
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Soo Bandhigay Hadal Uu Cali Khaliif Galaydh U Sheegay 5 Maalmood Ka Hor Geeridiisa
Hargeysa(BGM): – Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa sheegay in Alle ha u naxariistee in Dr. Cali Khaliif Galaydh uu Geeridiisa ka hor uu aad uga walaacsanaa inaan Madaxda Somaliland diyaar u ahayn inay ka dhabeeyaan oo ay fuliya...
Sunday, October 25, 2020
-
Xukuumadda Oo Isha Ku Haysa Siyaasiyiin Ka Mid Ah KULMIYE Oo Ku Sii Qul-Qulaya Dubai Oo Ay Ku Sugan Hoggaanka UCID
Toddobaad Gudihii waxa Dubai isugu tagay Hoggaanka Sare ee UCID iyo Siyaasiyiin aan ka qayb-gelin shirweynihii Kulmiye, lagana saaray Liiska Golaha Dhexe + Dareenada siyaasadeed ee jira
Hargeysa (BGM): – Xukuumadda ...
Sunday, October 25, 2020
-
Daawo:- Mamulka Degmada Axmed Dhagax Ee Xisbiga Waddani Oo Soo Bandhigay Dayac Ka Muuqda Xarunta Degmaada Axmed Dhagax
Mamulka Degmada Axmed Dhagax Ee Xisbiga Waddani Oo Soo Bandhigay Dayac Ka Muuqda Xarunta Degmaada Axmed Dhagax
https://youtu.be/7Q75d-RZ3ko
...
Sunday, October 25, 2020
-
Danjire James Swan Oo Ugu Baaqay Hoggaamiyaasha Soomaaliya Inay Hadda Sii Qorsheeyaan Doorasho Qof Iyo Cod Ah
Hargeysa(BGM):- Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa ugu yeeray hoggaamiyayaasha Soomaaliya inay hadda bilaabaan ka baaraan dagidda tallaabooyinka loo baahan yahay in la qaado si loogu diyaar garoobo doorasho Q...
Sunday, October 25, 2020
-
Ra’iisal Wasaare Ku-Xigeenkii Hore Ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Oo Gaadhay Magaalada Hargeysa
Hargeysa(BGM):-Ra’iisal Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa lagu waramayaa in uu gaaray magaalada Hargeysa kaddib markii uu cafis ka helay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Wareegto ka so...
Sunday, October 25, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|