-
Qiimaha Tigidhka Gelitaanka Afar Dhamaadka Ciyaaraha Gobalada Ee Garoonka Hargeysa Stadium Ayaa La Kordhiyay
Hargeysa(BGM):- Qiimaha Tigidhka gelitaanka Afar dhamaadka Ciyaaraha Gobalada ee Garoonka Hargeysa Stadium ayaa la kordhiyay.
Iyada maalinta bariyana ay wada ciyaarayan gobolada hawd iyo daadmadheedh oo maraya wareega Afar dham...
Thursday, November 12, 2020
-
Warbixin:- Qaabkii Loo Musuqay Mashruucii Laydhka Garoonka Hargaysa Stadium.
Hargeysa(BGM):- Sanadkii Hore Bilowgii Sii Ayay Ahayd Markii Aanu Ku Baraarugnay Inay Jirto Baahi Dhanka Laydhka Ah Si Habeenkii Loogu Ciyaaro Hargeisa Stadium.
Isla Waqtigaasi Ayaannu Ka Hawlgalnay Sidii Aanu Garoonka Ha...
Wednesday, November 11, 2020
-
Daawo:- Warbixiin Waa Kuma Tababaraha Ciyaaarha Gobolada Ugu Khibrada Badani
Daawo:- Warbixiin Waa Kuma Tababaraha Ciyaaarha Gobolada Ugu Khibrada Badani
https://youtu.be/ZT-WfMZMFhc
...
Wednesday, November 11, 2020
-
Midowga Africa Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Itoobiya
Hargeysa(BGM):- War ka soo baxay Ururka midowga Africa ayaa looga hadlay dagaalka sii xoogeysanaya ee ciidamada difaaca Qaranka ka wadaan gobolka Ismaamulka Tigray-ga ee Waqooyiga dalkaasi Itoobiya.
Moussa Faki Mahamat gud...
Tuesday, November 10, 2020
-
Deg Deg :- Xulka Gobolka Hawd Oo Semi-Final Ka U Gudbay
Hargeysa(BGM):- xulka gobolka hawd ayaa u gudbay wareeg afar afarta ama semi final ciyaartu la laaha xulka gobolka badhan.
Ciyaartan ayaa gashay barbar dhac hal iyo hal waxa lagu daray sida cadada ahayd 30mirir oo dheeri ah...
Sunday, November 8, 2020
-
Daawo:- Cali Waran Cade Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Dawlada Somaliya
Daawo:- Cali Waran Cade Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Dawlada Somaliya
https://youtu.be/dHyCZ16WmFw
...
Sunday, November 8, 2020
-
Daawo:- Tallaabada Joojinta Gaadiidka VITZ-Ta Waa Go’aan Dawladnimada Ka Arradan Oo Muujinay Axmaqnimo
Daawo:- Tallaabada Joojinta Gaadiidka VITZ-Ta Waa Go'aan Dawladnimada Ka Arradan Oo Muujinay Axmaqnimo
https://youtu.be/gv_xnsiFL2s
...
Sunday, November 8, 2020
-
Daawo:-Ramaax Oo Weeraray Xukuumada Biixi Saluug-Na Ka Muujiyay Waqtiga Diwaangalinta Loo Qondeeyay
Daawo:-Ramaax Oo Weeraray Xukuumada Biixi Saluug-Na Ka Muujiyay Waqtiga Diwaangalinta Loo Qondeeyay
https://youtu.be/lwyXaN2Kg0I
...
Sunday, November 8, 2020
-
UCID Oo Ka Hadlay Xulashada Musharraxiinta Uga Qayb-Galaya Doorashada Goleyaasha Wakiilada Iyo Deegaannada
Hargeysa (BGM): – Xisbiga Mucaaradka ee UCID ayaa ka hadlay Diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha ee dhawaan la filayo in dalka laga bilaabo, waxaanu ku booriyey dadweynaha reer Somaliland inay ka faa’iidaystaan oo ay qaataan kaadhk...
Sunday, November 8, 2020
-
Somaliland: Goobaha Laga Samaynay Diwaangelinta Cod-Bixiyeyaasha Iyo Deegaannada Bariga Fog Kaga Jira
Hargeysa(BGM) :– Komiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Jadwalka Rasmiga ay ee Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha, taasi oo bilaabmaysa 29-ka bishan November, 2020.
War-saxaafadeed uu Shalay soo saaray Guddoo...
Sunday, November 8, 2020
« Previous Page — Next Page »