Daawo Muuse Biixi oo Madaxtooyaddii Somaliland u Raray Deegaankiisa iyo Dhismaheeda oo la wareejiyey.
April 8, 2019 - Written by admin
Daawo madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa u raraya madaxtooyadda somaliland deegaanka xaafadiisa ee woqooyi galbeed magalada Hargeysa waxaana hada bilaabmay dhismaha madaxtooyadda oo ay dayr ku wareejiyeen ciidanka qaranku.

Like this:
Like Loading...
COMMENTS