Gudoomiyaha Aqalka Sarre ee Somaliya oo Ka Hadlay Khilaaf Ka Dhex Istaadhmay Labadda Aqal ee Somaliya
April 2, 2019 - Written by admin
Khilaaf ayaa wali u dhaxeeya labada aqal ee baarlamaanka soomaaliya.

Gudoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa sheegay inuu jiro khilaaf wali u dhaxeeya aqalka sare iyo aqalka hoose ee baarlamaanka soomaaliya.
Image result for labada aqal ee baarlamaanka soomaaliya
Gudoomiye Cabdi Xaashi ayaa sheegay in aqalka hoose ee baarlamaanku uu u muuqdo inuu ka caga jiidayo dhamaynta khilaafka u dhaxeeya aqalka sare, isaga oo xusay inaanay hada jirin wax wada shaqayn ah oo ka dhaxaysa aqalka hoose ee baarlamaanka.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS