War Deg-dega Wasiirka Arrimaha Gudaha Jabuuti oo Maalinta Barri Safar Ku Imanaya Hargeysa
April 1, 2019 - Written by admin
Wasiirka Arimaha gudaha Dalka Jabuuti Xasan Cumar Burhaan ayaa safar aan hore loo shaacin maalinta barri ah ku imanaya magaaladda hargeysa

safarka wasiirka ayay Baligubadlemedia Goor dhawayd U Xaqiijiyeen Ilo Wareedyo Lagu Kalsoonyahay oo Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland
lama garanayo ujeedada uu daaranyahay safarka wasiirku balse wararka Baligubadlemedia Helayso ayaa sheegaya inuu safarka wasiirku khuseeyo arrimo badan oo xasaasi ah
waxa maalmahan magaaladda hargeysa ka taagan arrin dawladda jabuuti soo waariday islamarkaana loo soo dhiibay xukuumadda somaliland oo lacag malaayiin ah lagu siiyay taasoo ku taca luqda shirqoolo dahsoon oo lala maaganyahay mid kamida ganacsatadda waawayn ee somaliland arintaas oo halis wayn ku ah amaanka hargeysa iyo dalkaba
wixii war ah ee dambe kala soco Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS