Axmed Madoobe oo Magacaabay Guddida Xuduudaha Iyo Guddida Doorashooyinka Maamulka Juba Land
March 24, 2019 - Written by admin
Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa magacaabay guddida xuduudaha maamulkaas iyo guddida doorashooyinka.
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa wareegto uu soo saaray ku shaaciyey magacaabida labadan guddi.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS