Madaxwayne Biixi oo Ku Dhici La’ Isku Shaandhayn uu Ku Sameeyo Xukuumadiisa
March 21, 2019 - Written by admin
Madaxwaynaha somaliland muuse biixi ayaa ilaa hadda ay ku baahday xaaladda dalku isagoo aan waxba kala socon xaaladda xukuumadiisa iyo wasiiradiisa socod baradka ah.

madaxwaynaha oo laga filayaayay inuu wax wayn dalka kusoo kordhiyo ayay muddo gaaban ku beenoobeen dhamaan rajooyinkii uu lahaa waxaanay taasi keentay inuu xataa mudadaas uu xilka hayay awoodi waayo dibu habayn balaadha oo uu ku sameeyo xukuumadiisa
waxaanay hawlihii madaxwaynuhu dhamaantood ku koobnaadeen lacag iyo duunyo urursi shakhsiyan ah taas oo aanu dal iyo dad toona dan ka lahayn islamarkaana dhaqaale xumo baahsani ka jirto dalka tan iyo intii uu muuse taladda dalka la wareegay
si kastaba ha ahaatee madaxwayne biixi ayaa laga dhur sugayaa mudada ay ku qaadato dibu habayn balaadhan oo uu ku sameeyo xukuumaddisa aanay bulshaddu u bogin ee bilaa tayadda ah
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS