Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea oo Soo Gaadhay Somaliland
March 18, 2019 - Written by admin
Wasiirka arrimaha dibadda eritrea ayaa maanta soo gaadhay dalka somaliland khaasatan magaaladda hargeysa
waftiga wasiirka ayaa kulan la qaatay madaxwaynaha somaliland iyo madaxda kala gadisan ee golayaasha qaranka

Wasiirka arrimaha dibadda Eriteriya Cismaan Saalax Maxamed, ayaa sheegay in madaxeynaha Eriteriya uu soo diray si ay u ogaadaan waxaa ka socda Somaliland.
wixii war ah ee faahfaahsan kala soco wararkayaga dambe
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS