Xisbiga Kulmiye oo Laba Garab U Kala Jabay Iyo Garab Ku Dhawaaqay Hadda Is Bahaysi Cusub
February 16, 2019 - Written by admin
Xubno Hore looga Saarey Xisbiga talada dalka Somaliland haya ee Kulmiye ayaa maanta Hargaysa kaga dhawaaqay garabka badbaadinta Dimuqraadiyada Xisbiga Kulmiye.

Masuuliyiintan oo ay kamid yihiin Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) iyo Prof. Cabdi Cali oo saaka shirjaraa’id ku qabtay Hargaysa ayaa shaaciyay garabkan cusub.
Shaacinta garabkan cusub ayaa ku soo beegmaysa xili xisbiga Kulmiye uu shirkiisii golaha dhexe dhawaan uu ku qaban doono magaalada Boorama.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS