War Degdega : Golaha Guurtida oo Ku Dhawaaqay Muddo Kordhinta Golaha Wakiiladda.
January 21, 2019 - Written by admin
Golaha guutida Somaliland ayaa muddo 9 bilood ah u kordhiyay gola wakiillada Somaliland.
Doorashada golaha wakiillada ayay sheegeen in ay qabsoomeyso bisha 12aad ee sannadkan, halka muddo xileedka gola wakiilladu ku eegyahay bisha koowaad ee sannadka 2020ka.

dhanka kale golaha ayaan wax musso kordhin ah u samayn golayaasha deegaanka
wixoo faahfaahina kala soco wararkayaga dambe.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS