BALIGUBADLE MEDIA
Guuleed Dafac oo Ka Hadlay Buuga Xirsi Iyo Qodobo Khaas ah oo uu Farta Ku Fiiqay
November 5, 2018 - Written by admin

Sharci Yaqaan Guuleed Dafac ayaa waxaa uu ka Hadley buuga uu qoray  hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ee Miiga Ilaa Madaxtooyada .

Garyaqaan Guuleed Dafac ayaa sheegay in sharci ahaan wax khaldan oo danbi ahi aanu ku qorneen buuga uu Xirsi Qoray  isla markaana arintan xaalada caafimad ee madaxweynaha wax ka sheegay saana aaney aheyn wax cusub oo bulshada Somaliland oo dhami hore iskaga wada ogeyd waa sida uu hadalka u dhigaye

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS