|
|||||
BALIGUBADLE MEDIA
Wasaarada caafimaadka jsl iyo wasaarada warfaafinta dalku waa in ay joojiyaan
September 21, 2018 - Written by adminDalkii hore ee somalia ganacsiga dalku waxa uu ahaa ganacsi heshiis laba dawladood oo la hubo tayada badeecadahas halka caanahu ay ahaayen 3 nooc anchor milk coasta nido bariisku loan iyo basarce etc halka maanta Xayaysiiska caanaha samayska ah oo aan loo baahnayn in la dhiiri galiyo idaacadaha dalka halka caafimaad ahaan ay ka haboontahay in la dhiiri galiyo naasnuujinta oo ka faaido tayo caafimaad maskax jidh dhis difaac ilmaha ilmaha siinta caanaha samayska ah oo la ogaaday in aanay u fiicnayn ilmaha yar fayaqabkiisa kuwaas oo ku keeni kara cuduro halis ah madaama aan la hubin tayadooda caafimaad caanaha milk bowder caanaha dalka somaalia iman jiray waxay ahaayeen caano sadex nooc oo kaliya coast nido anchor spot in trading co halka manta ay kor u dhaafeen 204 nooc oo caano ka kala yimaada aduunka caanahaas coasta nido waxay ka iman jireen dawlado aynu la leenahay heshiis ganacsi oo la hubo tayada caanaha ay soo dirayaan caanahas waxay ahaayeen caano toos looga soo lisay neefka lo ada halka caanaha aduunka inooga yimaada lagu soo adkeeyo nooc ka mida jaandiga samayskooda caafimaad Maxaa caanaha loogu soo qori waayey magaca ganacsiga company caanaha ee had iyo goor loogu soo qoraa magacyada haweenka soomaalida jawaabtu waxay u egtahay kalsooni la an company caanaha soo saaray oo aan lahayn shuruuc company caalamiya oo si fiican looga ogyahay suuqyada ganacsiga caalamka ta kale waxay noqon kartaa suuq galin ganacsi oo laga raadinaayo haweenka qoysaska oo ka masuul ah daryeelka caruurta qoyska iyo quudintooda dhalaanka si iib fiican loogu helo caanahaas Caanaha hada dalka yimaada oo aad u badan ganacsigooda hadana inta badan caanaha saxa waxa ay ka yimaadan dalalka imaaradka oo booyado aad u waawayn ay ka keenan dalka newseland holand etc dalalka imaaradka ayaa dib loogu soo qasacadeeya inkasta oo caano badan oo aan lahayn la socod tixraac caafimaad laga keeno dalka chine caanahas oo inta badan ah copy madaama aanu dalkeenu lahayn qalabkii lagula soconaayey noocyada badeecada kasoo degaya dekedaha dalka ama airport WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan COMMENTS
|
|||||