BALIGUBADLE MEDIA
Ugaaska Guud ee Beelaha Arab oo Buugaag Ugu Deeqay Dugsiyadda Sarre ee Suldaan Maxamed Iyo Faarax Nuur
May 8, 2018 - Written by admin

ugaaska guud ee beelaha ARABWAYNE ugaas axmed maxamed siciid (Cali Mahdi) ayaa deeq buugaaga oo ugu deeqay dugsiyadda sarre ee suldaan maxamed suldaan faarax iyo  faarax nuur

ugaaska

buugaaagtan ugaasku ugu deeqay dugsiyadan ayaa lagu magacaabaa BETTER REFERENCE FOR ENGLISH GRAMMAR  kaas oo uu qoray aqoonyahay mustafe xasan daahir (Wasiirka) buugan ayaa ardayda dugsiyadda ka caawinaya barashadda luuqadda ingiriisiga

si kastaba ha ahaatee maaha markii ugu horaysay ee ugaasku tabarucaad la barbar istaago dugsiyadda deegaanadda uu ugaaska u yahay waxaanay buugaagtani ardayda dugsiyadaas ka haqab tiri doonaan barashadda luuqadda ingiriisiga

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS