BALIGUBADLE MEDIA
Xoghayihii Laga Caydhiyay Xisbiga Waddani oo Markale Eedaymo Hawadda U Mariyay Gudoomiye Cirro
May 7, 2018 - Written by admin

Xoghayihii Hore ee xisbiga mucaaradka ah ee waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa ka hadlay xuska 18ka may ee xukuumadda hore u soo dhigtay, halka uu xisbiga waddani qaadacay isla markaasina taageerayashiisa ugu baaqay inaanay la Xusin 15ka may balse ay xusaan  18ka may oo ku beegan bisha barakaysan ee ramadaan.

uurcade

Xoghaye uurcade oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada hargaysa ayaa sheegay in guddoomiyaha waddani uu markasta ka soo horjeedo Qaranimada somaliland isla markaasina Aanu waligii ka qayb galin xusaska 18ka may ee lagu qaban jiray somaliland iyo daafaca caalamkaba.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS