BALIGUBADLE MEDIA
Xildhibaan Ibraahin Kacaan oo Kamid ahaa Mudanayaasha Golaha Wakiiladda oo Goordhawayd Geeriyooday.
April 9, 2018 - Written by admin

Xildhibaan ibraahin axmed haybe (kacaan) ayaa goordhawayd Ku Geeriyooday magalaadda Hargeysa

Xildhibaanka oo kamid ahaa Golaha wakiiladda somaliland kana soo baxay xisbiga kulmiye ayaa in muddo ah u jiifay xanuun waxaanu Goordhawayd ku Geeriyooday guriga uu ka dagbaa magaaladda hargeysa.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS