BALIGUBADLE MEDIA
Ganacsade Habeenkii Xalay Ahaa Lagu Khaarajiyay Magaaladda Laascaanood
April 8, 2018 - Written by admin

Dad ku dhawaa goobta falku ka dhacay ayaa sheegay in xili uu Salaada cishe ka soo baxay kuna soo dhawaa meheradii uu lahaa ay dabley aan la garaneynin rasaas ku fureen..

mooge

Maxamed Jaamac oo ka mid ah ehelada marxuunka ayaa warbaahinta  u sheegay in uu geeriyoodey balse waa uu noo xaqiijin kari waayey sida ay wax u dheceen.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay ciidanka amniga oo haatan baadhitaano ka wada meelihii wax ka dheceen.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS