|
|||||
BALIGUBADLE MEDIA
Prof.Cabdi Ismaciil Samatarow Xayawaankuba uu kala yaqaan xaafaduu yahaye e’ !! Maxaa Xiisahaaga Xamar ku xidhay? Dr.khadar-Libaaxley.
March 6, 2018 - Written by adminProf.Cabdi Ismaciil Samatarow Xayawaankuba uu kala yaqaan xaafaduu yahaye e’ !! Maxaa Xiisahaaga Xamar ku xidhay? Dr.khadar-Libaaxley. Prof. Cabdi Ismaciil Samatar waxa aad tahay af-qabeen, horyaalka aqoonyahan heer caalami ah, mudanka inta soomaali arimaheeda aduunku in ay wax ka weydiiyaan kaga talla galaan; kuf kayga iyo kaalintayda may’aheyn in aan u holodo jawaabta aragti siyaasiya oo aad dhiibatay dareen celinteed; hayeeshee gacanta ayaa si dareen la’aan ku dhisan u maroorsanaysa qalinka qormeeya culeyska faalooyinka kashayda ku cartama marka ay curtain. Sida ay u dhisantahay dhismaha nolosha dabeeciga ah xayawaan ku uu kala yaqaan xaafada uu yahay, xerada uu yahay iyo xaynta ay xeer iyo xigsiimo wadaag yihiin; wax isku kay qaban la’ adiga oo isir hide ahaan ka soo jeeda ( Awdal iyo Maroodi-jeex) waxa xiisahaaga xamar u la xawaareeyey iyadii oo aaney xan-falay qaadanin oo xiskaaga iyo xaalkaaguba xasilooni nagi yahay??!. Soo jeedin: 1. Waxa aan kugu waaninayaa in aad ogaato cida aad tahay? Fiiro gaar ah: Prof cabdi ismaciil samatar; waxa aad tahay prof kaygii iyo dhamaan ummada soomaalida fariinta qormadan u qaado dhanka toggan ee hagaagsan, iskuna day in aad u hogaansanaato fulinta fariimaha ay xambaarsantahay. Dr.khadar -Libaaxley COMMENTS
|
|||||