BALIGUBADLE MEDIA
“Somaliland Been Lagu Maamuli Maayo”.Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde”
February 25, 2018 - Written by admin

xildhibaan cabdiqaadir jirde ayaa luuqad adag kula hadlay kornayl muuse biixi iyo kooxdiisa jeegaanta isagoo sheegay inaan maanta dalka lagu dhaqi kari been, dhanka kale xildhibaan cabdiqaadir jirde wuxuu si adag uga hadlay xadhiga qaar kamida xildhibaanadda oodwayne uu u gaystay ganacsadde maxamed awsiciid oo adeegsanaya xukumadu arintaas oo uu ku tilmaamay sharci darro.

xildhibaan cabdiqaadir jirde

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS