BALIGUBADLE MEDIA
Xukuumadda Muuse Biixi oo Mooryaan Maxamed Aw-siciid Ka Iibinaysa Xeradda Birjeex
February 13, 2018 - Written by admin

xukuumadda oo hogaamiyo madaxwaynaha somaliland mudane muse biixi ayaa qorshaysay inay xeradda ciidanka ee birjeex ka iibiso ganacsaddaha mooryaanka ah ee maxamed awsiciid kaas oo isagu si ba’an u cunay hantida umadda iyadoo hore loogu wareejiyay warshadii laydhka ee hargeysa.

maxamed aw siciid

mooryaan awsiciid ayaa kamid ahaa shakshiyaadkii kursiga saartay muuse biixi isagoo ka wakiila dawladda jabuuti

taliyaha ciidanka qaranka madaxwayne muuse biixi iyo sidoo kale wasiiro ka tirsan xukuumadda ayaa wada qorshe ay ku xaraashayaan dhulalka danta guud ee ka hadhay xukuumadii hore kuwaas oo ay ku jirto xerada birjeex

isku soo wada duuboo muuse biixi ayaa bil gudaheed ku noqday madaxwayne faashil ah islamarkaana dhamaan ku wacad furay balamihii uu la soo galay bulshadda

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS